Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamo cusub ay halkaasi u dirtay dowladda Soomaaliya, iyadoo diyaarad sida ciidamadaasi…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in degaanka Iidaale lagu arkay arrin mucjiso ah, kadib markii ay Roobab xoog…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xaaladda magaaladaasi ay degan tahay kadib shaqaaqo xalay…
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal ayaa shaaciyey inay Soomaaliya lacag ku dhow 2…
Qoraal kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in sababta ay u baaqatay Ciyaartii kama dambeysta ahayd ee final-ka koobka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay Caawa xiisad ka taagan tahay magaalada, kadib marki ciidamada Ahlu suna ay…
Booliska Kenya ayaa shaaciyey in nin Soomaali Kenyan oo Darawal ka ah Gaari Hoomey uu maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Ruushka iyo Afrika ayaa Ruushaka ku casuumay…
La-taliyihii dhinaca Amniga ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalim Maxamuud ayaa sheegay in Alshabaab ay ku xoogeysteen magaalada Muqdisho, taasoo ay…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Masar ayaa kulan ku yeeshay dalka Ruushka iyagoo ka wada qeyb galaya shir…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya inay ka socdaan kulamo iska horjeeda oo ku saabsan…
Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa dood ka keenay heshiis ay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya soo hordhigtay Golaha oo ku…
Madaxweyne Donald Trump ayaa caawa ku dhawaaqay inuu Mareykanka qaadayo dhammaan xayiradii dhinaca dhaqaale iyo canshuurkii lagu soo rogay dalka…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ka hor akhriyey Aqalka Sare Baarlamaanka Hindise Sharciyeedka Dakhliga guud…
Iyadoo Madaxtooyada Soomaaliya iyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo looga bartay inay ka gaabsadaan ka hadalka arrimaha masiiriga ah ee dalku…
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Masar ayaa si weyn loogu dhaliilay hadalkii kasoo yeeray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ee ku…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka tirsan kalfadhigooda lixaad ee dhowaan furmay iyadoo xogheynta Baarlmamaanka ay shaacisay…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa beeniyay inuu kulan dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Ciidmaada Howlgalka Midowga Yurub ee Xeebaha Soomaaliya oo ku howlan ka hortagga Burcad Badeedka ayaa shaaciyey sawirro ku saasan Doon…
Xasan Sheekh: “Maxaa helay Dacwadii Badda ee Maxkamadda ICJ?, Dowladdu waa inay jawaab ka bixisaa..”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kana tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa codkiisa ku biiriyey shakiga laga qabo xaaladda dacwada…
