Browsing: Somali
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa shaaciyey in Guddiga joogtada ee golaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay kulan yeelan doonaan Axadda Berrito…
Dowladaha Somalia iyo Qatar ayaa ka gows qabsatay oo ka hor yimid go’aan kasoo baxay shirkii degdega ahaa ee Wasiirada…
Madaxweynaha Jubbaland ee maanta lagu caleemo saaray magaalada Kismaayo Axmed Maxmed Islaam ayaa ku baaqay wadahadal iyo heshiis dhex maray…
Muuse Suudi Yalaxow oo ka mida senatoorada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyey xafladda caleemo-saarka Axmed…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa goor dhoweyd dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar…
Qoraal ka soo baxay Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay in Dhismaha Guddiga aanu waafaqsaneyn…
Guddoomiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa sheegay in isaga wafdi uu hoggaaminayo ay magaalada Kismaayo u tageen caleemo…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee dowladda Federaalka aysan aqoonsaneyn dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in wiilasha Kenya…
Wafdi uu soo diray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka magaalada Kismaayo, iyagoo jebiyay xayiraadda dowladda…
Dowladda Somalia ayaa xayiraad cusub kusoo rogtay diyaaradaha ka imaanaya dalka Kenya ee doonaya inay tagaan magaalada Kismaayo, waxaana amarkan…
Waxaa magaalada Kismaayo maanta ka dhaceysa caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland ee doorashadiisa muranka badan dhalisay Axmed Maxamed Islaam, kadib markii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal galabta ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kaasoo dhex maray…
Dowladda Mareykanka ayaa caawa shaacisay inay ciidamo hor leh iyo Gantaalaha difaaca u dirayo Boqortooyada Sacuudiga, kadib weerarkii lagu qaaday…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa noqday mas’uulka ugu sareeya dowladda…
Dowladda Kenya ayaa wafdi u direysa magaalada Kismaayo si ay uga qeybgalaan caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland ee dib loo doortay…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa maanta ku guuleystay billada nabadda ee Nobel Peace Prize, sida uu shaaca ka qaaday…
War kasoo baxay shirkadda leh Markabka shidaalka Iiraan ayaa sheegtay in Markabkeeda lagu weerarray laba Gantaal xilli uu marayey Badda…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Markab shidaal oo dalka Iiraan leeyahay lagu qarxiyey Badda Cas meel u dhow…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aya khudbad ka jeediyey furitaanka Beerta Midnimada oo ah mashruuc dalxiis oo laga hirgeliyey dalka…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamig ah ayaa maanta oo Khamiis ah u yeertay Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Jamhuuriyadda…
