Browsing: Somali
Musharaxa xilka Madaxweynaha Galmudug Axmed ee ay taageersan tahay dowladda Somalia Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa si weyn loogu oo dhoweeyay…
Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Jubbaland oo uu guddoominayay madaxweynaha dib loo doortay ee muranka kataagan yahay doorashadiisa Axmed…
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helaya dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo koo hubeysan ay ku toogteen askari ka…
Guddiga KMG ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u magacaabay Diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qarank ayaa maanta gaaray magaaladda Garoowe ee caasimadda…
Qoraal kasoo baxay Madaxweynaha aysan aqoonsaneyn dowladda Federaalka ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Guddoomiyaha dhowaan la doortay degmadaasi uu dhaawac u geystay mid ka mida…
Waxaa sii xoogeystay loolanka u dhaxeeya dalalka Kenya iyo Jabuuti ee Kursiga Golaha Ammaanka Q/Midoobay oo Jabuuti ay sheegtay inay…
Qaar ka mida Gaadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa saaka ku dhaqaaqay Bannaanbax ay uga cabanayaan lacago baad ah oo ay ku…
Alshabaab ayaa war soo saartay ku sheegatay mas’uuliyadda Qarax Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala beegsaday xildhibaan ka tirsan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax caawa ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, gaar ahaan agagaarka Xaaji Baasto, iyadoo la…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa laga maqlay…
Dowladda Sacuudiga Sacuudiga ayaa Goor dhoweyd shaacisay in diyaaradihii Drone-ka ahaa ee lagu weerarray xarumaha shidaallka dalkaasi aysan ka imaan…
Sacuudiga ayaa sheegay inuu shaacin doono maanta ciddii ka danbeysay weerarkii lagu qaaday xarumaha laga soo saaro shidaalka dalkaasi oo…
Iyadoo Alshabaab ay wado olole ay ku diiwaangelineyso ergada dooratay xildhibannada Baarlamaanka Federaalka, kadib markii ay waqti u qabteen ayaa…
Xildhibaan C/shakuur Cali Mire oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhaliilay xisbiyada siyaasadeed ee la diiwaangeliyey isagoo ku eedeeyay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax Miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari ay la socdeen…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Caasimada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Casho sharaf u Sameyey Madaxweyniyasha Dowlada…
Boqorka Sacuudiga ayaa ka hadlay weerarradii lagu qaaday xarumaha Shidaalka ee Bariga dalkaasi oo sababay in kala bar uu hoos…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waraaqihii Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Mareykanka Danjire Cali…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay kulan magaalada Dhuusamareeb maanta ku dhex maray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda Ahlu…
