Browsing: Somali
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in Qarax miino lagu weerarray Gaari ay la socdeen xubno ka tirsan maamulka…
XOG: Muxuu Madaxweyne Farmajo uga noqday taageerada musharaxa Madaxweynaha Galmudug ee Cabdi Dheere?
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xilligii ugu danbeeyay ka tanaasulay musharax uu watay oo uu doonayey inuu madaxweyne ka…
Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Qarax xoog leh lagu qaaday Kolonyo ka tirsan…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in diyaarado sida ciidamada ilaaldaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ay ka degaan…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa magacaabay Guddi odayaal ah oo ka shaqeyn doona dib u furista wadooyinka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu gabagabo yahay shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo…
Dowladda Sacuudiga ayaa ayaa joojisay kala bar shidaalkii ay soo saari jirtay, kadib weerarkii Xuuthiyiinta Yeman shalay ku qaadeen xarumaha…
Ciidamadii muranka ka taagnaa ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu guuleystay in laga qaado halkaasi, kadib muddo ay…
Ciidamadii ka tirsanaa xoogga dalka ee ilaalin jiray xildhibaannada ayaa looga yeeray talisyadooda, kadib amar kasoo baxay taliyaha ciidamada milateriga…
Alshabab ayaa sheegatay inay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu ka badbaaday weerar ay u qorsheeyeen inay ku khaarijiyaan…
Madaafiic maanta lagu weerarray magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose, xilli uu ku sugnaa Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/hoose, halkaasoo ay uga hor…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaciyey in maamulkiisa uu ka laabtay heshiiskii Garoonka Diyaaradaha magaalada Berbera loogu wareejiyey dowladda…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah ay maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen kolonyo ciidamada Burundi ka…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay Qarax Miino oo saaka lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe ee maamulka Hirshabelle.
Wararka laga helayo Degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka degmada lagu arkay Meydadka Saddex qof oo la…
Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa weerar loo adeegsaday diyaaradaha is-wada ee Drone-ka ku qaaday xarumaha shidaalka lagu sifeeyo dalka Sacuudiga, waxaana…
Waxaa magaalada Marko ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ka socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee soo dhaweyntao Wafdiga Ra’iisul Wasaare Xasan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helaya Qarax Miino oo ka dhacay duleedka magaalada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe kaasoo lalabeegsaday Gaari…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in caawa halkaasi toogasho lagu dhaawacay…
