Browsing: Somali
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Somalia C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimaha deyn…
Xildhibaan C/shakuur Cali Mire ayaa ku tilmaamay si xun u adeegsiga Federaalka iyo miraha laga dhaxlay Qaranjabkii Soomaaliya in guddoomiye…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay diyaariyeen Mooshin ka dhan ah dowladda Kenya iyo damaca ay ku…
Faahfaahin laga helayo dagaal ka dhacay Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaysa in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab lagu dilay weerar kedis ah…
Maamulka Jubaland ee Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa caawa ku dhawaaqay in la xiray xuduudaha magaalada Kismaayo ee Dhulka,…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa Madaxtooyada Somalia ku eedeeyay inay Ciidamada Itoobiya u adeegsaneyso Doorashooyinka maamulka Jubbaland, ayna lasoo baxday…
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa ka hor yimid baaq wadahadal ah oo madaxweynaha Puntland…
Dowladda Kenya ayaa si toos ah u faragelisay Doorashada Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya, iyadoo qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha…
Waxaa magaalada Kismaayo goor dhoweyd looga dhwaaqay Guddi cusub oo Doorasho iyo xilliga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee…
Madaxweynaha markii saddexaad doonaya inuu xilka kusoo laabto Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa khudbaddiisaa musharaxnimo ka horjeedinaya Baarlamaanka Jubbaland ee…
Waxa magaalada Kismaayo ka bilowday khudbadaha Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Garabka Axmed Madoobe, iyadoo qaar kam ida…
Xiisad ayaa soo kala dhex gashay ciidamada Kenya iyo Itoobiya ee ku wada sugan magaalada Kismaayo, kadib dhacdadii Garoonka diyaaradaha…
Taliska ciidamada Mareykanak ee Afrika ayaa war kasoo saaray Duqeyn dhinaca cirka ah oo maanta ay ka fuliyeen dagaalamyaasha Al-Shabaab…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa is mari waa’ Galabta maanta magaalada Kismaayo ku dhex martay Ciidamo Itoobiyaan ah, Ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay xiisad ka taagan tahay Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.
Qoraal ka soo baxay Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Jubbaland ayaa lagu sheegay in kadib wadahadal dhex maray Guddiga Doorashada Jubbaland,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isagoo ku sugan dalka Jabuuti war kasoo saaray socdaalka wafdi ka socda dalka Qatar…
Dowladda Somalia ayaa ku taageereysa Jabuuti sidii ay guuleysan lahayd kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo…
Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday inay fulineyso dhismaha Dekadda Hobyo ee Gobolka Mudug, kadib heshiis ay magaalada Muqdisho ku kala…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Qatar, ahna Wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi sheekh Mohamed Bin C/raxmaan Althani ayaa maanta si weyn…
