Browsing: Somali
Odayaasha Beesh Saleebaan ee H/Gidir oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaaddo ayaa qaadacay Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug ee…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa markii saddexaad isu soo taagay xilka maamulkaasi oo uu hoggaaminayey intii uu…
Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka oo kasoo jeeda degaanada Somaliland ayaa ka hor yimid Guddi uu magacaabay madaxweynaha Soomaaliya…
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Thabo Mbeki ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, isagoo madax ka ah Guddiga sare ee…
War goor dhow kasoo baxay dowladda Iiraan ayaa lagu shaaciyey tallaabo ay ciidamada Iiraan ku qabsadeen markabka Stena Impero oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada kacaanka dalka Iiraan ay qabsadeen Markab sita calanka Ingiriiska oo marayey…
Maamulka Puntland ayaa qaadacay, kana hor yimid Guddiga dib u heshiisiinta ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo u magacaabay la-xaajoodka Somaliland.
Shir ay magaalada Kismaayo ku yeesheen odayaasha dhaqanka beelaha Jubbaland ee taageersan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay inay…
Iiraan oo beenisay in diyaarad nooca is-wada ah ee Drone uu kasoo riday Mareykanka ayaa shaacisay muuqaal ku saabsan sawirro…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qaar ka mida Guddigii Dib u heshiisiinta Galmudug ee dhowaan ay magacawaday…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ka hadlay Markab ku xayirnaa dekadda magaalad Jiddaha ee dalka Sacuudiga, kaasoo…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay xireen xubno ka tirsan Guddiga Dhismaha Wadadda Boosaaso.
Maamulka Somaliland ayaa Guddiag uu madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo u magacaabay la xaajoodka Somaliland ku tilmaantay gef siyaasi ah,…
Senator Saciido Xasan Cusmaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka Sare ee kasoo jeeda Gobolka Sanaag ayaa ku eedeysay…
Taliska Booliska ayaa soo saaray digniin culus oo ku socot dadka Muqdisho, gaar ahaan dadka wata baabuurta oo lagu amray…
Qoraal kasoo baxay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa lagu faahfaahiyey Shuruudaha laga rabo inay buuxiyaan musharixiinta u tartamaya xilka…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqadii ka eryay Wasiirkii Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha Maamulkaasi Maxamed Maxamuud Cabdulle.
Siyaasiga Maxamuud Dirir oo ka mida siyaasiyiinta Soomaalida Itoobiya oo xilal kala duwan kasoo qabtay dalka Itoobiya ayaa ahaa dhexdhexaadiyihii…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo toddobaadkii saddexaad ku sugan Galmudug ayaa odayaasha iyo waxgaradka magaalada Dhuusamareeb u sheegay inaan la…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hor yimid Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug ee ay magacawday xukuumadda Soomaaliya, isagoo weerar…
