Browsing: Puntland
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku boggaadisay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka iyo doorkiisa hoggaamineed ee Dalka, gaar ahaan waajibaadka amniga Qaranka,…
Puntland ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee ay uga qeyb qaadaneyso dagaalka Alshabaab iyo Galmudug ku dhex maraya Koonfurta Gobolka…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa taageero milateri oo isugu jirta Hub iyo Gaadiid ku wareejiyay Galmudug, taasoo ka danbeysay markii uu…
Dood weyn ayaa baraha bulshada ka dhalatay kadib soo dhoweyntii Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ee magaalada Muqdisho, taasoo u…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay dil khaarijin ah ku fuliyeen guddoomiye…
Waxaa soo shaac baxay khilaaf u dhaxeeya Guddiga Doorashada Heer Federaal, kadib markii uu shalay soo saaray Habraaca Doorashada xildhibaannada…
Waxaa magaalada Garowe ka socota doorashada Senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo ay isu bedeshay doorasho aan lagu tartamin…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqday xilliga la qabanayo doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kadib markii uu madaxweynaha…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray liiska musharixiinta u tartameysa kuraasta Aqal Sare ee laga soo doorto Puntland…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si buuxda taageertay Ra’iisal wasaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble inuu dalka hoggaamiyo Mudadda kala guurka…
Wararka laga helayo Gobolk Mudug aya sheegaya in Duleedka Galbeed ee magaalada Gaalkacyo lagu laayay dad isku qoys ah, kadib…
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland C/ladiif Muuse Sanyare ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal kasoo yeeray Odayaal reer Muqdisho ah…
Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Madaxda ban maamul Goboleedka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa ka hor yimid oo arrin…
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee Gobolka Mudug ayaa maanta Dil toogasho ah ku xukuntay 8 xubnood oo lagu soo eedeeyay inay…
Madaxtooyada dowlad Goboleedka Puntland ayaa jawaab kulul u dirtay Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo maanta qoraal…
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa weerar aan hore loo arag oo culus ku qaaday Madaxweynaha Puntland Siciid…
Xubnaha Guddiga maamulaya doorashada maamulka Puntland oo ka kooban 11 xubmood ayaa maanta magaalada Muqdisho ku doortay Guddoomiye iyo ku…
Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta doortay Guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen.
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa si aan la fileyn uga baaqsaday socdaal uu doonayey inuu ku tago magaalada Baydhaba…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa socdaal gaara galabta ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
