Browsing: Puntland
Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerarkii ay ku qaadeen Xabsiga weyn ee Magaalada Boosaaso, iyadoo farriin cod ah oo arrintan…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa ku dhawaaqay inay Puntland ku jirto heegan buuxa, kadib weerarkii Alshabaab ku qaadeen Xabsiga…
Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar xalay ka dhacay xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso iyo dagaal ka dhacay magaaladaasi.
Koox hubeysan ayaa xalay Saqdii dhexe weerar ku qaaday Xabsiga weyn ee Gaalshiraha magaalada Boosaaso, iyadoo rasaas xoog leh iyo…
Koox hubeysan ayaa Caawa weerar ku qaaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso, iyadoo ay weli dhaceyso rasaas goosgoos ah.
Warbaahinta Alshabaab ayaa shaacisay xog yaab leh ku saabsan weriye hore Jamaal Faarax Aadan oo ay dhowaan maleeshiyo ka tirsan…
Mamulka Puntland ayaa soo saaray war culus oo ku saabsan shirka uu ku baaqay Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo ku eedeysay…
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox ku hubeysan ay toogasho ku dileen Nin weriye ah oo ka…
Maxakmadda ciidamada Puntland ayaa maanta lasoo taagay Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo laba bilood ah u xirnaa mamulka Puntland.
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si aan la fileyn u soo dhoweysay heshiishka ay wada gareen Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta,…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya inay geeriyooday gabar ka mida koox Riwaayadaha jila oo baraha…
Maamul Goboleedyada Puntland ayaa Qoraal loogu talogalay Beesha Caalamka soo saaray caawa, wuxuuna shuruudo adag ku xiray inuu qeyb ka…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa dadaalkii ugu danbeeyay ku jira si ay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ugu qanciyaan inay ka qeyb…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad dheer caawa ka jeediyey magaalada Garowe, isagoo si aan qarsoodi ahayn bannaanka usoo…
Labada Senator ee C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) iyo C/risaaq Cismaan Jurrile ayaa Qoraal wadajir ah oo loogu talogalay Beesha Caalamka…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa mowqif aan la fileyn oo dhexdhexaad ah ka qaaday iska hor imaadyadii ka dhacay magaalada Muqdisho.
Golayaasha Wasiirada maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa si isku mida uga hadlay xaaladda Doorashada, kadib shirar ay ku kala…
Madaxtooyada Puntland ayaa jawaab degdega ka bixisay baaqii Madaxweynaha xilkiisa dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ee ahaa inuu shirka wadatashiga…
Puntland ayaa ka jawaabtay eedeyntii ka timid Madaxweynaha xilligisu dhammaanayo ee Maxamed C/llaahi Farmaajo kuna saabsaneyd inay ka danbeeyeen fashilkii…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta ka degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoo kusii jeeda Magaalada…
