Browsing: Puntland
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in la xiray laba ka mida odayaasha Gobolka Bari, oo dhaliil u jeediyey…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, isagoo xilkii ka qaaday xeer ilaaliyihii hore…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay maqribnimadii Caawa toogasho ku dileen Taliyihii ciidamada Nabadsugidda Gobolka…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa la wareegtay degaanka Gacan-maroodi oo dhinaca waqooyi ka xigaa degmada Yubbe ee gobolka Sanaag oo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkisa ayaa xarunta Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe si kala gaara igu qaabilay Guddoomiyaha…
Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland, ayaa doortay guddoomiye cusub, kadib doorasho ka dhacay xarunta Baarlamaanka Puntland ee magaalada Garowe.
Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ka bilaabaneysa xarunta Golaha wakiilada Puntland, kadib markii xilkaasi si degdeg toddobaadkii hore looga qaaday…
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in iska hor imaad ku dhex maray ciidamo abaabulan oo…
Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland ee xilka laga qaaday C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ayaa ka tegay caasimadda Puntland ee magaalada Garowe,…
Maxkamada Ciidamada Puntland ayaa maanta shaacisay inay xukun dil toogasho ahaa ku fulisay 5 nin oo lagu eedeeyey inay ka…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ee maanta xilka laga qaaday Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa sheegay inuu sharci darro yahay xil ka…
Kadib markii Mooshin degdeg ah xilka looga qaaday saaka Guddoomiyihii Baarlamaanka maamulka Puntland C/xakiim Maxamed Axmed (Dhoobo-Daareed) ayaa goor dhoweyd…
Wararka laga helayo magaalada Garowe oo xiisad siyaasadeed ay ka jirtay ayaa sheegaya in xildhibannada golaha Wakiilada Puntland ay si…
Wararkii ugu danbeeyay Garowe ayaa sheegaya in Mooshin ka dhan ah guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland loo gudbiyey ku xigeenkiisa, iyadoo xalay…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya inay caawa is rasaaseyn dhex maray ciidamo ka wada tirsan…
Ururka Daacish qeybta Soomaaliya ayaa shaacisay nay u hoggaansan tahay oo ah Ballan (Beyca) cusub la gashay hoggaamiyaha cusub ee…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo degmada Qarsho kula hadlay odayaasha iyo Isimada Puntland ayaa sheegay in waxa kala dhaxeeya…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ka noqday dacwad uu faray xeer ilaalinta Puntland inay ku qaado xildhibaan ka tirsan…
Sida ay sheegeyso saadaasha ay sameeyeen ee cimilada waxaa hoos u dhacday halistii laga digay duufaan iyo roobab dabeylo wata…
Xafiiska xeer ilaalinta Puntland ayaa dacwad ku soo oogay xildhibaan Cawil Xasan Daad oo ka tirsan golaha Wakiilada Puntland, isagoo…
