Browsing: Puntland
Hay’adda Qaramada Midoobay ee Cuntada iyo Beeraha FAO ayaa ka digtay duufaan iyo roobab dabylo wata oo kusoo wajahan degaano…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga Golaha Wakiilada maamulkaasi, ayaa su’aalo adag kasoo wajahay xildhibaan ka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in koox dabley ah ay Waqyooyiga magaalada toogasho ku…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in Duqeyn Cirka ah lagu qaaday degaanka Cameyra ee degmada Isku-shuban oo ka…
Bannaanbaxyo ay dhigeen dad careysan oo rabshado wata ayaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo dadka…
Senator Sharci darro ku tilmaamay falkii Puntland ku xirtay xafiisyadii Wasiirada xukuumadda Somalia
Senator Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) oo ka mid ah Senatorada Aqalka Sare ee kasoo jeeda maamulka Puntland ayaa sharci darro ku…
Maamulka Puntland ayaa Albaabada isugu dhuftay labo xafiis oo ay degaanada ay kasoo jeedaan ka furteen wasiiro ka tirsan Xukuumadda…
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabulaahi Deni oo shaaciyey inuu dhexdhexaadinayo Dowladda Soomaaliya iyo Axmed Madoobe oo khilaafka ka dhashay doorashadii…
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed ee magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Senator C/raxmaan Faroola ayaa ku haray mgaalada Kismaayo, waxayna kulamo ka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaaladaasi, iyadoo uu ahaa mid Gaarigiisa loogu xiray taliyaha…
Waxaa magaalada Kismaayo xalay ka dhacday xaflad sagootin ah oo loo sameeyay madaxdii hore iyo siyaasiyiintii ka qeyb gashay caleemo-saarkii…
Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari maanta lagu xiray Muuse Cali Jaamac oo ah siyaasi caan ah oo mucaarad…
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda diyaar garow weyn oo lagu soo dhoweynayo wafdiga Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo la…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya ina madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo wafdi balaaran oo la socda ay…
Diyaaradii uu la socday madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ee kasoo duushay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ayaa ka degtay…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ku adkeystay inuu ka qeyb galayo caleemo saaraka madaxweynaha doorashadiisa muranka ka taagan yahay…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa la sheegay inuu qaadacay shirak Madasha Iskaashiga Somalia ee maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.
Madaxtooyada Puntland ayaa cambaareysay xayiraadda socdaal ee maanta la saaray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, waxayna sheegtay inay…
Guddiga KMG ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u magacaabay Diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qarank ayaa maanta gaaray magaaladda Garoowe ee caasimadda…
