Browsing: Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulalaahi Deni ayaa si buuxda u taageeray dib u doorashadii Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, isagoo…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Booliska ay gudaha u galeen xarun idaacadeed oo ku…
Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumdda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaan maanta xafiiskiisa kullan kula yeeshay…
Lix ka mida Musharixiinta la tartamay madaxweynaha xilkahaya ee maamulka Puntland ayaa soo saaray War-saxaafadeed xaladda Puntland ay mareyso ku…
Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta soo gabagabaysay kiiskii Caasha Ilyaas Aadan oo 12 sano jir ahayd, tasoo fal kufsi…
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa ka hor yimid baaq wadahadal ah oo madaxweynaha Puntland…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa sharci darro ka dhigay Guddi Guddiga Doorashooyinka KMG ah ee…
Weriyaha caanka ah ee C/nuur Sheekh Maxamed Isxaaq ayaa xil sare looga magacaabay Maamulka Puntland, kadib markii uu dhowaan isaga…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin ajnabi ah oo kasoo jeeda dalka Kenya.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay magaaladasi, qaraxaasi oo ahaa nooca Miinada ee Dhulka lagu…
Wasiirkii hore ee Qorshaynta dowlad Goboleedka Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa ka badbaaday Qarax lala beegsaday gaarigiisa xilli uu saaka…
Wararka hadda laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay magaaalada oo ah xarunta Ganacsiga maamulka Puntland.
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo ku xigeenkiisa Mahdi Maxamed Guuleed ayaa farriimo hambalyo ah u diray…
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo wafdi Xildhibaano ah ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) iyo dowladda Somalia ayaa warar is-khilaafsan kasoo saaray duqeyn 27-kii bishan ka dhacday buuuaha…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ay xukun dil ah ku riday…
Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay dhageysiga Dacwada nin ka tirsan Kooxda Daacish oo falal dilal ah ka fuliyey magaalooyinka Muqdisho iyo…
Maamulka Puntland ayaa shacisay inay soo bandhigeyso baaritaanka dilka agaasimihii Dekadda Boosaaso ee shirkadda Shirkadda P&O Ports Paul Anthony Farmosa…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in Maxkamadda Darajada koowaad ee Gobolka Bari ay amartay in xabsiga laga sii…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka dalabday inuu baaritaan ku sameeyo dowladda Qatar oo lagu eedeeyay…
