Browsing: Puntland
Maamul Goboleedyada Puntland ayaa uga digay xukuumadda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku sameyso Doorashada Jubaland ee qorsheysan inay dahcdo aakhirka…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dad tahriibayaal ah oo u dhashay Oromada Itoobiya lagu dilay halkaasi, kadib…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuu dagaal ka dhacay degaanka Mareero ee duleedka magaalada, kadib markii ay is…
Guddi ka tirsan Baarlamanka Puntland oo loo xil saaray kasoo talo-bixinta Xaaladda Puntalnd iyo ururinta tallooyinkii guddiyada Golaha wakiilada ayaa…
Maxkamada Racfaanka Gobolka Nugaal ayaa saakay markale xukun dil toogasho ah ku riday raggii ka dambeeyay kufsiga iyo dilka Kiiskii…
Maxkamadda Gobolka Nugaal ayaa amartay in la xiro mid ka mida Qareennada u doodayey eedeysanayaasha kiiska Caa’isha Ilyaas Aadan, kaasoo…
Shirkada Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday xilliga ay duulimaadka ka bilaabeyso magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Safiirka cusub ee Madaxweyne Farmaajo u magacaabay dalka Itoobiya Mudane C/xakiin Xaaji C/llaahi Camey ayaa gaaray magaalada Addis ababa ee…
War dhowaan kasoo yeeraty Wasiir ku xigeenka Amniga Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo ku saabsanaa in la qaban doono cid…
Gobolka Nugaal ee maamulka Puntland ayaa guddoomiye u sameeyay ganacsatada kasoo jeeda degaanada K/Galbeed Somalia ee ku gobolkaasi ku nool.
Wararka laga helayo gobolka Bari ayaa sheegaya in maleeshiyadda Al-shabaab ay saaka la wareegeen degaanka Af-urur ee gobolka Bari, halkaasoo…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICA ayaa sheegay inay xubno ka tirsan kooxda Daacish ku dileen duqeyn 4-tii bishan ka dhacday…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay inay ka hor timid heshiis dhex maray maamulka Puntland iyo shirkad shiinees…
Waxaa Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu dilay gabar dhalinyaro ah, kadib markii Tooreey dhuunta laga geliyay Xaafada Garsoor…
Maamulka Puntland ayaa dowladda Itoobiya u gacan geliyay nin madax ka ahaa Xabsigii caanka ahaa ee ‘Jeel Ogaadeen’ is-mamulka Soomaalida…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa ka hor yimid sharciyada Batroolka, Doorashooyinka iyo Canshuuraha ee dowladda Soomaaliya ay wado qaarkoodna uu…
Wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan u jawaabay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahoi Goodax Barre oo magaalada Jowhar ka sheegag…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax caawa ka dhacay magaalada Boosaaso oo dhaliyey qasaare kala duwan, kadib markii miino…
Maamulka Puntland ayaa amar ku bixiyey in la diiwaan geliyo shaqaalaha ajnabiga ah ee ka howlgala degaanada maamulkaasi, kadib wareegto…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad dheer ka jeediyay magaalada Garowe, isagoo faahfaahin ka bxiiyey qodobadda shirkaasi looga…
