Browsing: Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa haddiyado lagu sheegay hadiyado dhiirigelin ah guddoonsiiyey Madaxweyneyaasha maamullada Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan…
Kooxda khilaafadda islaamka ee Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Boosaaso oo lala beegsaday mas’uulka ugu sareeya…
Shir ay magaalada Garowe ku yeesheen madaxa maamul Goboleedyada saddexda ah ee Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa laga soo…
Shir saddex geesood ah oo u dhaxeeya madaxda maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa ka furmay magaalada Garowe, iyadoo…
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa weriye dhalinyarro ah oo caan ah u magacaabay afhayeenka maamukliisa kadib wareegto kasoo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ka sagootiyey…
Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Garowe ayaa saaka go’aan ka gaartay kiiskii kufsiga dilkii Caa’isha Ilyaas Aadan oo 12 sano…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox Bistoolado ku hubeysnaa ay Caawa magaalada Gaalkacyo ku weerarreen Madaxii howlgaladda…
Wararkii ugu danbeeyay magaalada Garowe ayaa sheegaya in qaar ka mida madaxda dowlad Goboleedyada ay bilaabeen inay ka tagaan magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheega inuu Qarax saaka ka dhacay magaaladaasi, siiba halka laga galo xarunta Maxkamadda Darajada…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Galmudug Axmed Maxamed Islaam iyo Axmed Ducaale…
Taliska Millitariga Mareykanka ee Africa AFRICOM ayaa shaaciyay in duqeyn ka dhacday burleyda Bari ay ku dileen ilaa 13 ka…
Wararka laga helayo shirka magaalada Garowe uga socda madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada ayaa sheegaya inuu weli xaalad cakiran…
Maamulka Gobolka Nugaal oo ay hoos tagto xarunta maamulka Puntland ee Garowe ayaa soo saaray qoraal lagu mamnuucay in magaaladaasi…
Maamulka Puntland ayaa mar kale ka hor timid Guddi ay magacawday xukuumadda Soomaaliya oo qaabilsan arrimaha xajka, kaasoo dhowaan ay…
Maamulka Puntland ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka joojisay kulan dadweyne oo xalay ka dhici lahaa hotel ku yaalla…
Iyadoo shirka madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada ee ka socda magaalada Garoew uu galay maalintii labaad ayaa waxaa soo…
Waxaa Magalada Garoowe ee Xarunta Puntland ka furmay Shirka gaarka ah ee Wada-tashiga madaxda Dawladda Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada dalka.…
Iyadoo magaalad Garowe ay ku sugan yihiin madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedayda Dalka ayaa waxaa waxaa kulan gaara yeeshay…
Madaxweynaha dowladda Federalka Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta xili danbe gaaray Magaalada Garowe ee xarunta Puntland, kadib dib u…
