Browsing: Puntland
Waxaa maanta Maxkamadda Darajada kowaad ee gobolka Nugaal, magaalada Garowe lasoo taagay eedeysanayaal gaaraya 10 qof oo rag ah, kuwaasoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeea Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland, halkaasoo uu ka furmayo…
Ra’iisul Wasaaradaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo inta badan madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa caawa ku sugan magaalada…
Maamulka Puntland ayaa si kulul uga hor yimid Sharciga Doorashada ee ay maanta ansxiiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, sida lagu…
waxa magaalada Garowe ka furmaya Sabtida shir ay isugu imaanayaan madaxda dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo shirkaasi ka…
Maxkamadda sare ee Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa go’aan ka gaartay kiiska eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geel) oo in…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay jebisay wixii lagu heshiiyey oo ay ka mid…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeyn diyaaradeed oo shalay ka dhacday tuulooyinka Timirshe iyo Cameyra ee degmada Isku-shuban…
Duqeymo dhinaca cirka ah ayaa la soo sheegayaa in ay ka dhaceen deegaanka Cameyra ee degmada Iskushuban ee gobola Bari,…
Senator Mahdi Daahir Sheikh Nuur oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Garowe ka sheegay in dowladda…
Senaror Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole, horena u soo ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa kashifay faragelintii ay Madaxtooyada Soomaaliya ku…
Howlgal ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ayaa lagu soo qabtay xubin ka tirsan Alshabab, sida lagu sheegay war kasoo baxay…
Wararak laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) uu ka badbaaday qaraxa lala…
Warraka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay magaalada, iyadoo gaari uu ku qarxay halkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Qoyska gabadhii yareyd ee Caa’isha Ilyaas Aadan oo 25-ka bishi Febraayo 2019…
Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa shaacisay in Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Nairobi uu la kulmay Safiirka…
Kulan dhex maray Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre iyo Gudiga arrimaha bulshada Aqalka Sare ayaa looga hadlay khilaafka…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Baarlamaanka federaalka ayaa si shaqsi ah u soo dhex galay xaaladda ka dhex…
Maamulka Puntland ayaa jawaab kulul u diray Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre oo Puntland ku eedeeyay inay diiday…
Dowladda Imaaraadka Carabta oo ku dhex jirta arrrimaha Soomaaliya ayaa qabanqaabineysa kulankii ugu horeeyay ee dhex maray madaxweynayaasha maamullada ay…
