Browsing: Puntland
Waxa sii xumaanaya xiriirka dowlad Goboleedka Puntland iyo dowladda federaalka Soomaaliya oo wax yar soo hagaagay markii uu talada Puntland…
Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha ahna siyaasi kasoo jeeda Puntalnd Cabdi Faarax Juxa si kulul ugu jawaabay Wasiirka Waxbarashada ee…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maamulka Puntland uu diiday inuu qeyb ka noqdo imtixaanka mideysan ee dowladda Federaalka ay ka…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari ayaa sheegay in ciidamada Booliiska Puntland ay weerar ku qaadeen, isla…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo toddobaadka badan socdaal ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa heshiis cusub la galay…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in duqeyn halkaasi ka dhacay lagu dilay laba qof.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland ayaa sheegaya in xukun culus oo dil iyo bixinta Magdhow ah ku…
War-murtiyeed ka kooban 17 qodob ayaa kasoo baxay shirka Baarlamaanada dowladda Federaalka iyo 4 maamul Goboleed oo ka dhacay magaalada…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdigii la socday oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa la kulmay masuuliyiinta Wasaaradda…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa u socdaalay dalka Imaaraadka Carabta oo safarkiisii ugu horeeyay uu ku tegayo intii uu…
Waxaa magaalada Garowe ka furmaya maalinta Berri ee Isniinta shirka Golayaasha Baarlamaanka ee dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, iyadoo ay…
MadaxweynahaPuntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto…
Mudanayaasha Golaha Degaanka magaalada Gaalkacyo ayaa doortay Duqa cusub ee Degmadaasi, kadib doorasho galabta halkaasi ka dhacday.
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomalaiya ayaa shirkoodii maanta ku ansixiyey soo jeedin ku saabsan Xil safiir oo loo magacaabayo madaxweynihii hore…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray wareegto uu ku dhisay wasaarad cusub oo ku soo biireysa wasaaraha xukuumadda…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray laba maleeshiyo beeleed ku dhex maray Waqooyiga magaalada oo…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in weerar lagu qaaday Nabadoon caan ahaa oo ka mida isimada Puntland ee…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa magacaabay taliye iyo taliye xigeen cusuboo madax u noqonaya ciidamada madaxtooyada Puntland.
Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ayaa xukun dil ah ku riday 5 dhalinyarro ah oo ku eedeysnaa kiis kufsi…
Madaxweynayaasha maamulalda Puntland iyo Jubbaland si kala gaara war uga soo saaray weerarka Alshabaab ee ka socda Magaalada Muqdisho iyo…
