Browsing: Puntland
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inuu xowli ku socdo baaritaanka kiiskii naxdinta lahaa ee gilgilay magaaladaasi, waxayna…
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in maamulka Puntland ay ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegay in xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland uu ku geeriyooday shil Baabuur oo…
Waxaa Magaalada Gaalkacyo ka socda howlgal xoog leh oo lagu baadi goobayo dadkii ka danbeeyay dilka iyo tacadigii loo geystay…
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa amar kasoo saaray dilka gabadhii 12 sano jirka ahayd ee tacadiga lagula kacay,…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in gabadhii labaad lagu la’ yahay magaalada, kadib markii lagu saaka meydkeeda la…
Dadweynaha magaalada Gaalkacyo ee qeybta Puntland ayaa dalbaday in cadaaladda la hor keeno dadkii ka dambeeyay tacadigi iyo dilkii naxdinta…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in dhacdo naxdin leh magaaladaasi ay ka dhacday, kadib markii gabar yar oo…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in degaanka Afgaraar uu saaka waaberigii uu dagaal ku dhex maray maleeshiyaadka Daacish…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray magacii uga bedelay wasaarad ka mida xukuumadda maamulka Puntalnd ee…
War kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta maamulka Puntland ayaa lagu amray dhammaan xisbiyada siyaasadeed inay hakiyaan wixii…
Maamulka Puntland ayaa albaabada isugu dhufatay xarun uu xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ka furtay magaalada…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Golaha cusub ee Xukuumadiisa hor geeyay Golaha Wakiillada Puntland oo weli ku jira…
Febraayo 12 2019, Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay ganacsade laga yaqaanay magaalada.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa Caawa Magacaabay Golaha cusub Xukuumadda Dowladda Puntland.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland uu goor dhow ku dhawaaqayo Golaha cusub ee wasiirada maamulkiisa,…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaaasi lagu dilay nabad-doon caan ka ahaa magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dhalinyaro kasoo jeeda Puntland laga afduubtay Koonfurta magaalada Gaalkacyo.
Madaxtooyada Puntland ayaa shaacisay in madaxweynaha maamulkaasi Saciid C/llaahi Deni uu joojiyey inuu wax qaabilaad ah sameeyo laga bilaabo maanta…
