Browsing: Puntland
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in taliyaha Booliska Puntland uu amar ku bixiyey in garoonka Gen. Maxamed Abshir…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta gaaray magaalada Garowe, isagoo ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweyaha cusub ee…
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta Puntland ku qulqulaya madaxda isugu jirta kuwa maamul Goboleedyada, dowladda Federaalka iyo siya siyiinta mucaaradka…
Waxaa saaka magaalada Garowe saaka ka degtay diyaaradii labaad oo ay la socdaan ciidamada ilaalada Madaxweynaha Soomaaliya oo laga duuliyey…
Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni oo Sabtida loo caleemo saarayo xilka loo doortay 8-da bishan Janaayo ayaa soo…
Kooxda Daacish qeynta ka howlgasha Soomalaiya ayaa shaacisay magacyada iyo muuqaalaldda xubno ay sheegtay in looga dilay Soomaaliya, kadib muuqaal…
Waxaa magaalada Garowe ku qulqulaya wufuudda ka qeyb galeysa caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni oo Sabtida 26-ka…
Wararka laga helayo magaalada Garowe oo ay ka socoto qabanqaabada xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni…
Madaxweynaha cusub ee Puntland Sciiid C/llaahi Deni ayaa maanta hortegay Golaha Wakiilada Puntland, isagoo hordihay codsi ku saabsan muddo kordhin…
Puntand oo joojisay tababar uu Garowe ku qaban lahaa Nin sheegta Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ
Wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ayaa maanta soo saartay qoraal wargelin ah oo ay saxafiga lagu magacaabo Cumar Faaruuq Cismaan uga joojisay…
Maamulka cusub ee Puntlnd ayaa wafdi u diraya caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saray amar ku saabsan in la joojiyo daabacaadda lacagta shiling Soomaaliga…
Madaxweyne Deni oo xilka la wareegay & C/weli Gaas oo macsalaameeyay Madaxtooyada Puntland [Sawirro]
Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta xilkii la wareegay kadib xaflad kooban ka dhacday xarunta madaxtooyada…
Askari ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ku dhaawacmeen, markii ay ku qarxday miino dhulka lagu…
Madaxweynaha cusub ee Puntland oo saaray Amarkii labaad isagoon Xilka la wareegin [Akhriso wareegto]
Madaxweynaha la doortay ee maamulka Puntland oo aan weli xilka la wareegin Siciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray amarkii labaad…
Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddoomiyey shirklii ugu horeeyay ee Golaha xukuumadda Puntland, iyadoo…
Madaxweynaha la doortay ee Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa difaacay Golaha Iskaashiga ee ay leeyihiin maamul Goboleedyada, kaasoo loo sameeyay…
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo shir jaraa’id galabta ku qabtay xarunta madaxtooyada ee magaalada Garowe…
Madaxweynaha la doortay dowlad Goboleedka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa maanta tegay xarunta Madaxtooyada magaalada Garowe ee looga taliyo Puntland,…
Wafdigii Dowladda Somalia u dirtay Garowe oo la kulmay Madaxweynaha la doortay ee Puntland [Sawirro]
Wafdigii ka socday dowladda Soomaaliya ee magaalada Garowe tegay galabta, kadib markii xayiraadii laga qaaday ayaa la kulmay madaxweynaha cusub…
