Browsing: Puntland
Golaha Wakiilada Puntland ayaa doortay Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, kadib doorasho saddex wareeg ah oo ka dhacay magaalada Garowe.
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland ayaa loo doortay Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni), waxaana lagu dhaariyey xarunta Golaha Wakiilada Puntland, isla…
Madaxweynaha cusub ee Puntland Sciiid C/llaahi Deni oo maanta loo doortay ayaa soo saaray amarkiisii ugu horeeyay, kadib markii la…
Wareegii saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa goor dhoweyd soo gabagabowday, iyadoo ay ku loolameen laba musharax oo isugu soo…
Waxaa loo gudbay wareegga saddexaad ee doorashada madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, iyadoo ay isugu soo hareen laba musharax.
Waxaa hadda soo dhammaaday tirinta codadka wareegii labaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland, iyadoo loolan adag uu dhex maray saddexda musharax…
Natiijada wareegga koowaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ku tartamay 21 musharax, waxayna natiijadii noqotay in 9 musharax ay…
Waxaa hadda lasoo gabagabeeyay tirinta codadka wareegga koowaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland, iyadoo ay ku horeeyan laba musharax.
Madaxtooyada Somalia ayaa la sheegay inay taageereyso laba musharax oo kala duwan doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland ee iminka ka socota…
Madaxweynaha wqatigiisu dhammaaday ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa mar kale isu sharxay xilkaasi, kadib muddo 5 sano ah…
Waxaa magaalad Garowe ka bilaabatay doorashada madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland oo ay ku taramayaan 32 musharax.
Dowladda Soomaaliya ayaa dhibaato weyn kala kulantay sidii ay galaangal ugu yeelan lahayd doorashada maamul Goboleedka Puntland, si ay u…
Waxa magaalada Garowe ka socda khudbad jeedinta musharixiinta u taagan xilalka Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Berri 8-da…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiisu dhammaanayo ee maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas uu mar…
Isnimada iyo Nabadoonada Puntland ayaa maanta baaq kasoo saartay doorashooyinka Maamulka Puntland ee 8-da bishan ka dhacaya magaalada Garowe.
Wafdi ka socda xukuumadda Somalia ayaa la sheegay inay ku xayirmeen Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inay…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynaha xilligiisu dhammaanayo ee Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) uu diiday inay…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maanta soo saaray shuruudaha laga doonayo inay soo buuxiyaan musharixiinta u…
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulka Puntland oo…
Waxaa maanta magaalaada Garowe lagu doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee Maamul goboleedka Puntland, waxaana ku guuleystay C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo…
