Browsing: Puntland
Waxaa goor dhoweyd soo gabagaboobay doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland, iyadoo la doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.
Maamulka Puntland ee madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ku gacan seyran, kana hor yimid go’aankii maanta ka soo baxay isimada…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegay inuu dagaal ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku hor…
Golaha wakiilada Puntland ayaa magacabaay Guddiga Doorashada Guddoonka Golahaasi oo dhici doonta maalmaha soo socda.
Waxaa maanta Magaalada Garoowe lagu soo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kasoo jeeda deegaanada Puntland.
Waxaa maanta magaalada Garowe lagu dhaariyey Wakiilada cusub ee Baarlamaaka Puntland oo dhalay lagu dhawaaqay markii ay soo xuleen isimada…
Waxaa lagu dhawaaqay xildihibaanada cusub ee maamulka Puntland oo ay soo xuleen Isimada Beelaha dega degaanada Puntland.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Amniga Maamulka Puntland ayaa lagu mamnuucay inta ay socoto ololaha doorashada maamulkaasi inay degaanada Puntland tagaan…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay inay si weyn u kordheen dilalka qorsheysan ee ka dhacaya magaaladaasi Ganacsiga ee…
Issimada degaanada Puntland ayaa magaalada Garowe kasoo saaray bayaan ka kooban afar qodob oo ku saabsan doorashada Maamulkaasi ee dhowaan…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee degaanada Puntland ayaa sheegaya in kooxaha Alshabaab iyo Daacish ay iska hor imaadyo ku…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegay in koox hubeysan ay halkaasi ku dileen Ganacsade caan ah.…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Cabdullaaahi Xaaji (Camey) ayaa dib uga laabtay dacwad uu kusoo oogay madaxweynaha dowladda Puntland C/weli…
Garyaqaanka Guud ee Maamulka Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa la saftay madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) khilaafka kala dhaxeya…
War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku heyso doorashada Puntland.
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa soo saaray qoraal uu ku magacaabay ansixinta iyo xalinta khilaafaadka Golaha…
Madaxweynaha mamulka Puntland C/weli Maxmed Cali (Gaas) ayaa waeegto ku magacaabay Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa wareegto ku soo saaray jadwalka soo xulista golaha cusub ee wakiilada Puntland, kulankooda…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Cabdullaahi Cumar (Camey) ayaa Golaha Iskaasgiga maamul goboleedyadda ku tilmaamay mid lagu lagu kala tegay…
Maamulka Gobolka Nugaal ayaa amarro ku soo rogay Musharixiinta xilka madaxweynaha ee maamulka Puntland, iyagoo laga dalbaday inay xiriir la…
