Browsing: Puntland
Ra’iisul Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa la kulmay…
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ka mida odayaasha dhaqanka Isimada Puntland ayaa qarxiyey qorshe ay heshiis ku ahaayeen madaxda dowladda…
Wararka laga helaayo Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada amniga ayaa xireen Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga degaanada Puntland ayaa ka baaqdsaday qorshe uu ku dhagax…
Munaasabad lagu soo dhoweynayo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdiga uu hogaaminayo ayaa ka socota xarunta maamulka Puntland…
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa shuruud adag ku xiray wadahadal nabadeed oo uu la firo maamulka Somaliland, isagoo…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaamineyay ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garoowe ee xarunta…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaamineyay ayaa goor dhoweyd ka gaaray garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegaya magaalada Garowe ee maamulka Puntland, waxaana magaalada ka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in caawa halkaasi lagu dilay taliyihii hore ee ciidamada Birmadka Gobolka Mudug, kadib…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab toogteen Sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland, falkaasoo ka dhacay magaalada Boosaaso.
Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatey wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee…
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Micheal Keating & taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi…
Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidammada Puntland ay isaga baxeen degaanka Af urur oo…
Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa sharci darro ka dhigay oo kala diray Hay’adii shaqaalaha Rayidka ee Puntland, kadin fadhigii 13-aaad ee…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dowladda Soomaaliya ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku dhaliilay qaabka ay u wajaheyso…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil & dhaawac ka geysteen magaaladaasi.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ku eedeeyay inaysan daacad ka ahayn dagaalka ka dhanka Alshabaab, isagoo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa lagha helayaa dil xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasoo loo geystay nin…
Wararka laga helaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamdii ugfu badnaa ay halkaasi ku daabuleen maamullada Puntland iyo Somaliland iyadoo…
