Browsing: Puntland
Waxaa soo baxaya warar ku saabsan in dhulgariir saameeyn ku yeelan doono xeebaha Gobolka Bari ee Soomaaliya, iyadoo laga digay…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa markii ugu horeysay wafdi u dirtay Odayaasha Beelaha Gobolka Bari iyadoo xiriir siyaasadeed kala sameyneyso danaha…
Madaxweynaha maamul goboleedua Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Agaasimayaal Guud oo ka tirsan maamulka Puntland.
Hay’adda caalamiga ah ee Xasaradaha Caalamka (ICG) ayaa warbixin dheer oo ay ka qortay colaadda ka dhex taagan maamullada Somaliland…
Ciidamada milateiga dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in howlgallo ay ka fuliyeen bGobolka Jubbada dhexe ay ku dileen in ka badan…
Waxaa deegaannada Puntland ku soo qulqulaya tahriibayaal badan oo ka imanaya dhinaca Itoobiya, safarkooduna ku beegsanaya magaalo xeebeedka Boosaaso oo…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hor yimid dhismaha Guddiga Qaran ee Isgaarsiinta kaasoo uu bishii hore magacaabay wasiirka Boostada iyo…
Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas oo shalay weerar afka ah ku…
Nin hubeysan ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dilay laba haween ah, kadib markii uu rasaas ku iyagoo fadhiyay…
Madaxweynaha Puntland ayaa si kulul uga hadlay xaaladda dagaalka Tukaraq ee maamulkiisa kala dhaxeeya Somaliland, wuxuuna weerar afka ah ku…
Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa amar ku siiyey shirkad Telefishanada maxalliga ah qaybisa inay ka saarto kanaalladeeda Tvga ku…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod iyo Saraakiil ka tirsan taliska ayaa maanta gaaray Magalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee…
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaasi) ayaa xilalkii ka xayuubiyey Agaasimayaasha Hay’adaha Nabadsugidda iyo Amniga ee Puntland sida lagu…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib u celiyey ciidamo ka tirsan kuwa maamulkiisa iyo milateriga dowladda Soomaaliya isagoo maanta…
Ugu yaraan 46 qof oo tahriibayaal ah oo Soomaaliya ka dhoofay kuna socday dalka Yemen ayaa doon ay saarnaayeen waxay…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dib ugu laabtay magaalada Garowe kadib markii uu ka qeyb galay shirkii…
Puntland ayaa si weyn uga hor timid oo lacag gaareysa Hal milyan Doolar ah oo Guddiga Gurmadka fatahaadda dowladda federalka…
Xubnaha labada gole ee dowladda Federaalka ugu jira beelaha Sool, Sanaag, iyo Cayn (SSC) ayaa si buuxda u taageeray dagaalka ay Puntland…
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ayada oo la shaqeyneysa dowladda federaalka Soomaaliya ay duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay…
War kasoo baxay taliska Ciidamada Amaanka Puntland (PSF) ayaa lagu soo bandhigay sawirada meydadka la sheegay inay yihiin maleeshiyaadkii Alshabaab…
