Browsing: Puntland
Maamulka Somaliland ayaa maalintii shalay u diiday inay Garoonka magaalada Hargeysa caga-dhigato diyaarad sitay dhalinyaradii tahriibayaasha ahaa ee laga soo…
War ka soo baxay ciidamadaa amniga Puntland ee PSF ayaa lagu shaaciyey in dagaal jawaab celin ahaa oo ay maanta…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar Alshabaab ku qaadeen xero milateri oo ciidamada Puntland ku leeyihiin Gobolka Bari ee…
Dil naxdin leh ayaa k dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kadib markii Askari ka tirsanaan jiray Ciidamada Puntland…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa la sheegay inuu safar aan hore loo sii ogeyn maanta ku tegay…
Golaha wasiirada maamulka Puntland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Garowe ayaa ku shaaciyeyin duullaan lagu soo qaaday Puntland, isla…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan loo joojiyo dagaalka degaanka Tukaraq oo…
Madaxtooyada Maamulka Puntland oo War-saxaafadeed jawaab ah kasoo saaray hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inuu la…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in iska hor imaad kooban uu ka dhacay xalay degaanka Tukaraq, iyadoo ay…
Waawnaan iyo dadaallo nabadeed oo ay wadeen wakiilada Beesha caalamka si xabad joojin looga gaaro dagaalka dhiigga badan ku daatay…
Urur goboleeedka IGAD ayaa ka digay duufaanno cusub oo kusoo fool-leh xeebaha waqooyi Bari ee Puntland iyo xeebaha kale ee …
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa aad uga walaacsan iskudhacyada hubaysan ee ugu dambeeyay ee maanta ka socda agagaarka deegaanka…
Dagaal mar kale ka dhex qarxay saaka ciidamada Somaliland iyo Puntland ee degaanka Tukaraq ayaa sii xoogeysay iyadoo saddex jiho…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan maamulka Puntland caawa lagu dilay Waqooyiga magaaladaasi.
Khilaaf cusub oo ka dhex taagan maamulka Galmudug ayaa soo shaac baxay iyadoo ay magaalada Muqdisho ka sheegeen in midowgii…
Duufaan cusub oo wadata Roob iyo dabeylo ayaa la sheegay inay ku soo fool leedahay degaanada xeebaha Puntland ee dalka…
Guddiga difaaca Puntland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Garowe ayaa soo saaray go’aanadii ugu kulullaa ee ku saabsan dagaalka…
Maamulka Puntland ayaa amarro ku soo rogay isu socodka degaanada Puntland iyo Gobolka Sool oo ay ku dagaalamayaan labada ciidan…
Golaha Wasiirada Puntland oo Shir degdeg ah goor dhoweyd ugu soo dhammaaday magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa ku dhawaaqay…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in degaanka Tukaraq oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada ciidamada Somaliland iyo Puntland…
