Browsing: Puntland
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inay la fasaxay diyaarad iyo saraakiil Imaaaraad ah oo ku xayirnaa garoonka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso ay xayireen Diyaarad iyo saraakiil ka tirsan…
General Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo Kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka ee Dowladii Kacaanka ayaa la hadal hayaa inuu isu sharxayo…
Wararka laga helayomagaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay waqooyiga magaaladaasi ku dishay mas’uul ka tirsan dowladda hoose…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa Duq magaalo u magacaabay magaalo aan gacanta ugu jirin oo ay ka taliso Somailand.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeyay ee ka hadla khilaafka ka dhex jira Baarlamaanka Soomaaliya ee ka dhashay…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegayaan in Doon Ganacsi uu Dab xoog leh xilli ay…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay Koox hubeysan ay saddex qof ku toogteen magaalada, iyadoo midkood uu ahaa sarkaal…
Maamulka Puntland ayaa sheegay inaysan waxba ka quseynin go’aanka Baarlamaanka Soomaaliya kasoo saartay shirkadda DP World ee lagu mamnuucay inay…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta dib uga bilaabeysa magaalada Garowe ee maamulka Puntland, kadib markii uu hakad ku…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa uu beeniyay inuu qorsheynayo inuu kororsado mudadda xil-haynta oo ku eg aakhirka sanadkan…
Dowladda Maraykanka ayaa dhowaan liiska argagixisada ku dartay hoggamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ka howlgasha Gobolka Bari…
Wararka laga helayo degaanada Puntland ayaa sheegaya ciidamo gadoodka oo ka tirsan maamulka Puntland ay qabsadeen xaruntii Wasaaradda Maaliyadda iyo…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in la qabtay qaar ka mida maxaabiis ka tirsan Alshabaab oo ka baxsaday…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in 13 ka tirsanaa maxaabiistii dagaalamayaasha Al-Shabaab ee lagu qabtey dagaalladii Alshabaab ku…
Dowladda hoose ee Magaalada Garoowe xabsi dhigtay darawalllada ku shaqeysta Bajaajta Magaaladaasi, iyadoo la joojiyey shaqadii Bajaajlayaasha.
Doontii ku caarisay xeebta magaalada Boosaaso ayaa ugu danbeyn lagu guuleystay in la gaaro, kadib dekad KMG ah oo loo…
Warbaahinta dalka Thailand ee (Nation Multimedia Group) ayaa baahisay in Booliska dalka Thailand ay qabteen Doon kalluumaysi oo kalluun sharci…
Qeybaha kala duwan ee shacabka magaalada Boosaaso ayaa isugu tegay badbaadinta Doontii ku caarisay xeebta magaalada Boosaaso, kadib markii maamulka…
Ganacsade Maxamed Mire Maxamed oo Dowladda Mareykanka ay ku dartay Liiska shaqsiyaad taageero siiya Ururka Daacish, laguna soo rogay xayiraad…
