Browsing: Puntland
Maamullada Galmudug iyo Ahlu suna oo dhowaan heshiis ku gaaray dalka Jabuuti, kaasoo ay qabanqaabisay IGAD ayaa maanta heshiis guud…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo qeybta ay ka taliso Puntland.
Ciidamada Itoobiya ayaa la wareegay degaano ka tirsan dhulka Soomaalida oo ka tirsanaa Gobolka Mudug ee qeybta Puntland raacsan.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejiyey ciidamo gaaraya 2, 400 oo askari oo ka tirsanaa ciidamada…
Wararka laga helayo magalada Bosaso ayaa sheegaya inuu qarax Bam ka dhacay wado mashquul badan oo ku taalla bartamaha magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in gebi ahaan ganacsigii magaaladaasi la xiray.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar duqeyn cirka ah oo Mareykanka ku qaaday kooxda Daacish ee Soomaaliya.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyay duqeyn cirka ah oo ay ku qaadeen fariisimo ah Daacish ku leedahay Gobollada…
Kooxda Al-Shabaab ee degaanada Puntland, fadhigooduna yahay Buuraha Galgala ee Gobolka Bari ayaa qabsaday Diyaarad nooca keligeed is-wada ha ee Drone-ka…
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya ciidamada Badda maamulka Puntland ay dad ajnabi ah oo lagu tuhusan yahay shabaabnimo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ciidamada isku dhafka ah e magaalada Gaalkacyo qasaare dhimasho iyo dhaawac leh…
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas oo ku sugan dalka Ethiopia ayaa kulan kula yeeshay magaalada Addis Ababa qaar kamida…
Qoraal kasoo baxay madaxda maamul Goboleedyada ee la baxay Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa lagu dalbaday in la joojiyo shaqada Baarlamaanka…
Madaxweynaha maamul Gobleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dhoofay dalka Itoobiya, isagoo kadib u socdaal ku tegi…
Kooxda Alshabaab u qaabilsan warbaahinta ayaa soo saartay muuqaal iyo sawirro ku saabsan dagaalkii 3 September ee sanadkan 2017 ka…
Guddiga Q/Midoobay u qaabilsan cunaqabteynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea (Monitoring Group) ayaa soo saaray magacyada 14 hoggaamiye oo ka…
Puntland ayaa soo bandhigay kaararka doorashada Somaliland oo lagu qabtay degaano ka mida gobolka Sanaag.
Eedeysanihii reer Puntland ee lo heystay kiiska naxdinta leh ee uu kula kacay gabar yar oo ka dhacay magaalada Boosaaso…
Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo bandhigay Ninkii ku eedaysna inuu falka naxdinta lahaa ua geytay gabadha lagu magacaabo Faaiso Cabdi…
Qaramada Midoobey ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Daacishta ka jira waqooyiga Soomaaliya ay ku bilowdeen tobaneeyo hadana…
