Browsing: Puntland
Puntland ayaa Guddiga Gurmadka Dowladda Soomaaliyta ku wareejiyey lacag ku dhow Nus Milyna Doolar oo madaxda iyo shacabka Puntland ay…
Hoggaamiyaha ururka Khilaafada islaamiga ee Daacish u qaabilsan Soomaaliya Sheekh C/qaadir Muumin ayaa ka badbaaday duqeyn diyaaradaha Mareykanka ku qaadeen…
Gudiga gurmadka maamulka Putland ayaa tegay Magaaladda Muqdisho, iyagoo wada lacag deeq ah oo ay ka soo ururiyeen dadka degaanada…
Mas’uul ka tirsan maamulka magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa oo maqribnimadii ka dhacay magaalada…
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay kulan kula qaatay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in la qabtay askari ka tirsan ciidamada Puntland oo fal naxdin leh kula…
Diyaaradaha Maraykanka ayaa laba jeer duqeeyay saldhig maleeshiyada taageersan Daacish ay ku leeyihiin deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee…
Wararka ka imaanaya deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in duqeyn culus ay xalay halkaasi ka…
Wasiirada Maaliyadda iyo Dekadaha Maamulka Puntland ayaa qoraal ay u qoreen shirkadda Imaaraadka laga leeyahay ee P&O oo la wareegtay…
Isimada iyo waxgaradka Golka Bari ayaa sharci darro ku tilmaamay heshiiska maamulka Puntland dekadda Boosaaso ku wareejiyay shirkadda laga leeyahay…
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay bannaanbax rabshado watay oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.
Bannaanbaxyo waaweyn ayaa ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.
Wararka haa laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in goor dhoweyd qarax ka dhacay magaalada Boosaaso.
Wararka laga helayo Gobolla Mudug ayaa sheegaya in ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug dagaal ku dhex marayo Bariga Gobolka…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa bogaadin weyn iyo mahadcelin u jeediiay dowlada Itoobiya, iyadoo dhinaca kale dowladda Federaalka ku eedeysay inay…
Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka kalfadhiga afraad ee Baarlamaanka Puntland.
Madaxweynaha Puntland, ahna Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa war cad kasoo saaray casuumadii uu…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu laabtay Garoowe, ayaa Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka…
Wararka laga helayo magaalada Magaalada Boosaaso ayaa sheegayaan inuu halkaasi ay ka dhacay qarax is-miidaamin ahaa.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wlei Maxamed Cali (Gaas) ayaa Caawa ku haray magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle kadib markii uu ka…
