Browsing: Puntland
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo ku sugan Itoobiya ayaa galabta gaaray magaalada Bahir-Dar ee dalka Ethiopia.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada milateriga.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa amar ku bixiyay in la dabagalo oo la soo qabto xubnaha ka mida urur diimeedka la…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa la sheegay goordhoweyd ka dhoofay Gaalkacayo isagoo ku siijeeda Itoobiya.
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay wixii kasoo baxay…
Madaxweynaha Puntland Cabdi wali Maxamed Cali Gaas ayaa ku eedeeyay Turkiga inuusan fahamsaneyn xaaladda Soomaaliya.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya u soo jeediyay inay dib u eegis u sameeyaan ciidamada…
Wararka laga helayo gobolka Sanaag ayaa sheegaya in xeebaha degaanka Durduri laga helay meydadka laba nin oo halkaasi la soo…
Wararka caawa laga helayo gobolka Bari ayaa sheegaya in koox hubeysan oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Daacish…
Xiisad ka dhalatay dib u dhis maamulka Puntland ku sameynayo garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa ka taagan labada maamul ee…
Madaxweynaha C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafti la socday ayaa galabta tegay magaalada Muqdisho, kadib casuumaad uu ka helay dowladda…
Maamulka Puntland ayaa xukun dil ah ku fulisay maanta dhalinyarro ku eedeysnaa Alshbaabnimo oo maxkamad ay hore xukun ugu riday.
Heshiiskan ku saabsan dekadda Boosaaso ayay maanta kala saxiixdeen Maamulka Puntland iyo Shirkada DP WORLD ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.
Dowladda Federaalka ayaa gaadiid ciidan iyo saanad u dirtay maamulka Puntland, taasoo la sheegay inay ka mid tahay taageero milateri…
Maxkamadda Gobolka Nugaal ayaa xukuntay inuu Telefishanka Universal dib uga shaqo bilaabo degaanada Puntland, waxaana ganaax la saaray labada dhinac…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa maanta ka dhoofay magaalada Garowe isgoo ku sii jeeda dalka Imaaraadka Carabta.
Maamulka Puntland ayaa si weyn u muraaraday dowladda cusub ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas magacabay wasiiru dowleyaal iyo wasiir kyu xigeeno cusub oo ka mid noqonaya xukuumadda…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Gaas uu shaqadii ka fariisiyay mid ka mida…
Golaha wasiirada Maamul goboleedka Puntland ayaa ansixiyay heshiis la sheegay inuu madaxweynaha maamulkaasi C/weli Maxamed Cali (Gaas)
