Browsing: Puntland
Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay in la furay sameysashada xisbiyada siyaasadda ee maamulkaasi oo muddo dheer dib u…
Koox hubeysan oo burcad badeed ah ayaa weerar ku qaaday Doon mareysay Xeebaha Degmada Eyl Ee Gobolka Nugaal, iyadoo qabsaday…
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo shalay dib ugu laabtay magaalada Garowe, kadib safarkii dibadeed ee ugu danbeeyay oo…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dib ugu soo laabtay Garoowe, halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey Madaxweynaha…
Maamul goboleed Puntland ayaa lagu eedeeyay inay qeyb ka tahay kaluumeysiga sharci darrada ah ee ka socda Soomaaliya, kadib markii…
Maamulka Galmudug ayaa Puntland ku wareejiyay laba nin oo dhalinyaro ah oo la sheegay inay gaadiidka ka dhici jireen deegaanada…
Madaxweynaha Dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xil kaqaadis ku sameeyey Agaasimaha Guud ee la-dagaalanka burcad badeedka Puntland.
Xildhibaan C/qaadir Faarax Bootaan oo ka mid ahaa xildhibaanada Puntland ayaa la sheegay inuu geeriyooday.
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in markabkii ARIS 13 ee dabley hubeysan ku heysteen xeebaha degmada Caluula ee…
Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyada burcad badeedka ee xeebaha degaanada Puntland ku qabsatay Markabka Ganacsi ee Aris 13 ayaa rasaas is…
Qarax uu dhaliyay telefoon gacan-qaad ah (Mobile) nooca Samsung Galaxy ayaa sababay inuu gubto guri Filo ah oo ku yaalla magaalada Bosaso…
Burcad Badeedkii Soomaalida ayaa dib u soo laba kacleysay kadib markii ay Markab weyn oo ganacsi afduubteen lana tageen xeebaha…
Waxa xabsiga Boosaaso maanta laga sii daayay nabaddoon C/qaadir Axmed Ibraahim (Xarrago) oo ah afhayeenka nabaddoonada gobolka Bari ee Puntland,…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa beeniyay in dowladda Imaaraadka Carabta ay Saldhig ciidan ay ka sameyseyso Magaalada Booasaaso.
Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Daraawiishta Puntland ayaa ka hadlay sababta ay u qabsadeen Koontaroolka magaalada xarunta ah ee Garowe.
Puntland ayaa dacwad ku soo oogtay telefishanka Soomaaliga ee Universal, kadib markii ay dhowaan ka joojiisay inuu ka howlgalo degaanada…
Gaadiidka isaga kala goosha gobollada Puntland ayaa xayiran iyadoo ay ciidamo gadoodsan ay joojiyeen isu socodkoda.
Saraakiisha sare ee Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa jawaab kulul ka bixiyay een hadalkii kasoo yeeray Wasaaradda Maaliyadda iyo Madaxweynaha Puntland…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay qabsadeen Bar koontarool oo laga soo galo magaalada Garowe ee…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland lagu qarxiyay Gaari uu…
