Browsing: Puntland
Taliyaha ciidamada Badda Puntland ayaa beeniyay inay dib u qabsadeen degmada Qandala oo hore loo shaaciyay.
Ku-simaha madaxweynaha Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa looga yeeray magaalada Muqdisho, isagoo maanta soo gaaray caasimadda.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ay la wareegeen Xarunta Bangiga dhexe ee waqooyiga…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka digay in la guda galo kulan la isugu yeero xildhibaanada la doortay iyo doorasho la…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu joojiyay Doorashooyinkii Aqalka hoose ee ka socday maamulkaasi.
Maamul Goboleedka Puntand ayaa qaaday isku daygii ugu danbeeyay ee ay ku dooneyso inay kuraas hor leh uga qaadato qoondadii…
Xildhibaan Maxamuud Maxamed Maxamuud (Kulalihi), ayaa isaga baxay doorashada aqalka hoose ee kursiga beeshiisa Muuse Saleebaan.
Mid ka mida xildhibaanadii hore ee ugu afka dheeraa oo dowladii Xasan Sheekh ayaa guuldarro xanuun leh kala kulmay dadaalkii…
Waxaa maanta mar kale doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka ka dhacday magaalada Garowe iyadoo lagu doortay saddex xildhibaan.
Guddiga Doorashada Dadban ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka digay inay hakan doonto doorashada Aqalka hoose ee ka socotay magaalada…
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Aqalka hoose oo dhowaan lagu doortay magaalada Garowe ayaa xalay xilli dabnbe geeriyooday.
WAR-SAXAAFADEED: Koox caalami ah oo qaabilsan la-socodka xabad-joojinta ayaa la geeyay gaalkacyo si ay u taageeraan heshiiska xabbad-joojinta ee ay…
IGAD ayaa hogaamineysa qorshe lagu doonayo in mustaqbalka ciidamo ka socda dalka Itoobiya lagu geeyo magaalada Gaalkacyo si ay u…
Qodobkii ugu adkaa heshiiskii magaalada Gaalkacyo ayaa lagu guuleystay in la fuliyo galabta, kadib markii la kala qaaday ciidamadii isku…
Madaxweynihii hore oo Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare
Kulamo is dabajoog ah oo maanta Garoonka magaalada Gaalkacyo ka dhacay ayaa wakiilada beesha caalamka ku dhageysteen talooyinka odayaasha labada…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay go’aano ka soo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku saabsan heshiis gaara oo…
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista dowladda Soomaaliya ayaa dirqi ah ugu guuleystay xildhibaanada kursiga Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Iyadoo ay socoto Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Garowe lagu doortay haweeneydii ugu horeysay ee Aqalka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in shirkii labaad uu goor dhoweyd ka dhacay Garoonka magaalada Gaalkacyo.
