Browsing: Puntland
Waxaa magaalada Garowe maanta lagu doortay lix xildhibaan oo ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka.
Cumar C/rashiid ayaa shaki geliyay nidaamka Federaalka Soomaaliya oo uu sheegay inay tahay in dib loo eego.
Waxaa maanta magaalada Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo kulan ku yeeshay madaxweynayaasha maamulka Galmudug iyo Puntland.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo isagoo ka hadlay xaaladda colaadeed ee ka taagan.
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo maanta ku kulamaya magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay ugu dambeyn weerar ku qaadeen degmada Qandala.
Waxaan qormooyin is dabajoog ah ku eegi doonaa arrimaha la yaab leh ee ka dhacaya Doorashooyinka 2016.
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in rasaas goosgoos ah ayka dhaceyso Galbeedka magaalada.
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Faroole, kana mida xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay colaada…
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa soo gaaray magaalada Boosaaso ee…
Puntland ayaa sheegatay inay ciidamo ka badan 80 ka dishay maamulka Galmudug dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Maleeshiyo iyo ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay gaadiid dagaal oo ay ku qabsadeen dagaalkii…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay dagaalka qasaaraha badan dhaliyay ee saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.
Qasaarihii ugu badnaa ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo kadib markii dagaal culus oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Wararkii ugu dambeeyay xaalada magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaalkii saaka dib uga qarxay uu weli socdo.
Maanta 5-fa November 2016, waxaa magaalada Garowe ka bilowday doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka mid noqonaya Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd lagu doortay magaalada Garowe.
TOOS U DAAWO: Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee ka socota Magaalada Garowe. Doorashada kursiga ugu horeeya ee xildhibaanka kowaad ee…
Wararkii ugu danbeeyay dagaal Galabta ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo Madaafiic la is weydaarsaday
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya xiisad colaadeed oo hor leh au galabta kasoo cusboonaatay ciidamada isku hor fadhiya…
