Browsing: Puntland
Warar hor leh ayaa kasoo baxaya ciidamo ka socda kumaandooska Milateriga Soomaaliya ee DANAB oo dhowaan loo duuliyay garoonka magaalada…
Fanaanada Nasteexo Indho ayaa khilaaf ka dhex abuurtay Culimada Puntland iyo madaxda maamulka Puntland, kadib markii fanaanada ay bandhig faneed…
Wararka laga helay madax ka tirsan Puntland ayaa khashifay sababta ciidamada Kumaandooska Soomaaliya markii ugu horeysay loo geeyay meel ka baxsan…
Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa beeniyay in ciidamo ka tirsan kumaandooska Soomaaliya ay la wareegeen garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo.
Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Gaalkacyo, iyagoo la dejiyay garoonka C/llaahi Yuusuf ee magaaladaasi oo hoos…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas oo ka mida madaxda Madasha Qaran
Madaxweynaha PuntalndC/weli Maxamed Cali (Gaas) wuxuu hore u soo noqday Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya
Madaxweynaha maamul goboleeda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi la socda ayaa galabta ka degay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in nasiib darro ay tahay
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa la sheegay inuu abaal marin lacageed guddoonsiiyay
Maamulka Somaliland ayaa sii daayay xildhibaan katirsan Baarlamaanka Puntland in ku dhow laba toddobaad ay gacanta ku hayeen.
Madaxda maamulka Puntland iyo dadweyn kumanaan ah ayaa soo dhoweyn diiran magaalada Garowe ugu Soo dhoweeyay
Kooxda Puntland oo ah horyaalka maamul Goboleedyada dalka kadib markii ay ku guuleystay koobka
Dabaaldegyo waaweyn ayaa soo gaaray ilaa caawa magaalooyinka maamulka Puntland
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa laga soo xigtay inaysan jirin wax khalad ah oo ku jira inuu kooxda Puntland
Madaxweynaha Puntland oo hambalyo u diray kooxda Puntland kadib markii ay u soo gudubtay galabta fiinaalka
Magaalada Gaalkacyo ayaa yeelatay Duq cusub, kadib markii doorasho maanta ka dhacday
Ciidamada Somaliland ayaa la sheegay inay la wareegeen degaanka Tuke-raq ee Gobolka Sool, halkaasoo fariisin u ahaa ciidamada maamulka Puntland.…
Dadweynaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa Banaanbax loogasoo horjeedo maamulka Somaliland ka bilaabay maanta Magaalada Garowe ee caasimadda…
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntalnd lagu fuliyay maanta xukun dil toogasho ah
