Browsing: Puntland
Wararka laga helayo buuraha Galgala ee gobolka Bari, maamulka Puntland ayaa sheegaya in habeenadii ugu dambeeyay ay diyaarado dagaal oo…
Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo maanta gaaray magaalada Garowe, kadib markii uu shalay ku soo laabtay…
Kooxo hubaysan ayaa maqribnimadii galabta Magaaladda Gaalkacyo ku toogtay dilay Gudoomiyihii Ururka Haweenka Gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Aadan. Dableyda dilka geysatay…
Ugu yaraan afar askari ayaa ku dhaawacantay kadib markii qaraxyo lala beegsaday kolonyo baabuur ah oo ay leeyihiin ciidamada maamul…
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa guul siyaasadeed oo ciriiri gelisay kala hor yimid Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh , kadib dood…
Duqii hore ee magaalada Gaalkacyo Col. Saciid Cabdi Faarax ayaa sheegay in sarkaal ka tirsan qunsuliyada Itoobiya ee Garoowe uu…
Wafdi uu horkacayo Madaweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa galabta lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo ay la socdaan…
Waxaa maanta magaalada Qardho ee gobolka Bari, maamulka Puntland lagu soo gabagabeeyay Shirweynihii madasha wadatashiga hogaanka dhaqanka Soomaaliyeed ee uu gogoshiisa…
Isimada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ku kala qeybsamay shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaalida uga socda magaalada Qardho ee Gobolka…
Qaar ka mida odayaasha Dhaqanka Somaliyeed ayaa isagu tegay degmada Qardho ee Gobolka Bari, halkaasoo uu maanta uga furmay shirweyne.…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu laabtay magaalada Garowe kadib muddo 5 maalmood ah oo…
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi la socda ayaa si degdeg ah u tegay magaalada Muqdisho,…
Taliyaashii hore ee Booliska iyo Birmadka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee xilka laga qaaday oo kala ah C/rizaaq Afgaduud iyo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xilkii ka qaaday Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland Gen. Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Af-guduud) iyo Taliyaha…
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka hor yimid in Baarlamaanka Federaalka uu wax ka bedel ku sameeyo heshiiska Doorashada…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta booqday dhaawaca Wasiirka amniga dawladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo ku…
Waxaa Caawa Salaadii Maqrib kadib lagu dhex dilay Gaarigiisa Cumar Cabdulle (Cumar Dheere) oo kamid ahaa Mareeyihii Shirkada Isgaarsiinta Somtel…
Col. Cabdi Siciid Cadde oo ka mid ahaa saraakiishii ku dhaawacantay is ka hor imaadkii dhex maray ciidamada Booliska iyo…
Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare C/Xakiim Yuusuf oo ka mid ahaa saraakiishii ku suganeyd Xeradda ciidamadda Birmadka ee…
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa ku dhaawacmay is rasaaseyn ka dhacay magaalada Boosaaso oo dhex martay ciidamo…
