Browsing: Puntland
Telefeshinka Puntland Tv ee ku hadla afka maamulka Puntland ayaa sheegtay tirada dhimashada maleeshiyada Alshabaab ee dagaalka ka wada Togga…
Waxaa soo baxaya sawirrada maxaabiis la sheegay in ciidamada Puntland ay ku qabteen dagaalada ka dhex taagan kooxda Alshbaab ee…
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab oo ka soconaya Tuulada Takarleey oo…
Dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo maleeshiyada Alshabab ayaa ka qarxay Degaanka Garacad ee Gobolka Mudug . Dagaalka oo goor dhoweyd…
Puntland ayaa ka digtay maleeshiyo ka tirsan Alshabab oo ka baxsatay togga Suuj kuwaaasoo ku wajahan degaano ka tirsan Gobolka…
Oday ka tirsan dadka degaanka Togga Nugaaleed ee Suuj ayaa ka warramay sidii ay wax u dhaceen aaggaasi kadib markii…
DHAGEYSO: Wasiir Soocadde: “Maxaabiis ayaan ka qabanay Shabaabkii Togga Suuj, qaarna waa baxsadeen…”
Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Xasan (Soo-Cadde) ayaa sheegay in Maxaabiis laga qabtay kooxdii ka dagaalameysay Togga Suuj, qaarna ay baxsadeen…
Maleeshiyada Alshabaab la sheegay inay isaga baxeen Togga Suuj ee gobolka Nugaal sida ay sheegayaan wararka laga helayo degaankasi. Maleeshiyada…
Saraakiisha ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira kooxaha Alshabaab ee aagga Suuj ayaa sheegay inay nolol ku qabteen afar maleeshiyo…
Aagga Suuj ee gobolka Nugaal oo dagaalo culus ku dhex mareen ciidamada Puntland iyo kooxda Alshabaab oo halkaasi duulaan dhinac…
Ciidamada Puntland oo qarka u saaran dagaal ayaa furaya aag cusub oo ay ku fara saaraan maleesjiyada Alshabaab, waxaana aagga cusub ka…
Koo hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday Guriga Guddoomiyihii hore ee Canshuuraha Beriga Ibraahim Maxamed Shige, iyadoo rasaas culus la isweydaarsaday…
Madaxweynaha maamulka Puntland oo dalka Itoobiya ku soo bilaabay soo noqosho la filayay inuu Garowe ku soo laabto ayaa kulamo la…
Dowladda Soomaaliya ayaa saanad hub iyo rasaas ah u diray Puntland kadib markii ay Alshabaab dagaal ku qaadeen degaano ka…
Dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo kooxda Alshabaab ee ka socday Togga Suuj ayaa dib u qarxay duhurnimadii maanta kadib…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay laba diyaarad oo saanad ciidan ah u dirtay maamulka Puntland si loogula dagaalamo kooxda Alshabaab…
Madaxwayne Ku-xigeenka maamulka Puntland C/xakiim Xaaji Cumar Camey ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalka ciidamada Puntland kula jiraan kooxda Alshabaab, wuxuuna…
Xaalada furimaha dagaalka ee ciiidamada Puntland iyo maleeshiyada Alshabaab ee doomaha ku galay gobolada Mudug iyo Nugaal ee hoostaga maamulka…
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa degdeg usoo afjaray socdaalkiisii dalka Mareykanka, isagoo soo gaaray Magaalada Adis…
Wararka caawa laga helayo degaanada dagaaladu ka socdaan ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in khasaarihii ugu cuslaa ee labada dhinac…
