Browsing: Puntland
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa isu diyaarinaya inuu tago magaalada Garowe ee maamulka Puntland oo ay kala xaajoon…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa is weydiiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu yahay Munaafaq iyo inkale, isagoo ku…
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa soo dhoweyn weyn loogu sameeyay dhoweeyay magaalada Boosaaso, kadib markii uu ka…
Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo hore culeys weyn ugu ahaa madaxweynaha talada haya ee C/weli Gaas ayaa maanta shir…
Baarlamaanka Puntland ayaa kulan degdeg oo uu maanta ayuu ku diiday kana hor yimid heshiiska Madasha Qaran ee lagu qaatay…
Wasiirka wasaaradda degaanka maamulka Puntland Dr. Cali Cabdillaahi Warsame ayaa laga soo xigtay hanjabaad ku saabsan in Puntland ay ka goosan doonto…
Madaxweynaha Puntland iyo wafdigii la socday ee ka qeyb galay shirkii Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ayaa barqanimadii maanta ka…
Wuxuu ahaa madaxweyne goboleedkii ugu horeeyay ee Muqdisho u yimaada Shirka Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho ka furmay 25-kii bishan,…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in saaka magaladaasi laga abaabulay mudaharaad looga soo hor jeedo nidaamka…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Somalia isagoo sheegay inuu shaaciyay…
Maamulka Puntland ayaa shaacisay inay diideen go’aanka kasoo baxay Madasha Qaran ee ku saabsan qaabka doorashada ee ah in aqalka…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa si kulul u beeniyay isla markaana shirkii hordhaca ee Madasha Qaran iyo…
Wakiilada Beesha Caalamka ee Muqdisho ayaa kulamo gaara la leh madaxda maamulada Puntland iyo Jubaland oo laga dhaadhicinayo inay tanaasul…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigiisii ayaa Caawa 24-Jan-2016 kulan casho ah oo uu u sameeyey safiir…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana sida caadada u ahayd marka…
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa goro dhoweyd soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb galaya…
Xildhibaan Cabdiwahab Ugaas Khaliif oo kamida xildhibaanada Federaalka, saaxiib dhowna la ah madaxweynayaasha Jubba iyo Puntland ayaa sheegaya sheegey in Puntand…
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inaan la oran karin in shirkii magaalada Kismaayo uu guuldarro ku dhammaaday,…
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali ayaa shaaciyay in Banki ay leeyihiin Ganacsato ajnabi ah si sharci darro…
Warar xog ogaal ah ayaa ka soo baxaya qaabkii uu Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid uga baaqday xafladii furitaanka Garoonka cusub…
