Browsing: Somaliland
Lafta-gareen ayaa ku tlmaamay wax bani’aadamnimada ka baxsan in dalka shacab ah la raafo oo hooyo iyo caruurteeda la kala…
Mowqifyadii ugu cuslaa ee laga istaagay masaafurinta maamulka Somaliland magaalada Laas-Caanood kula kacay dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya.
Ciidamada Somaliland ayaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa ka qabtay Mudane hore uga tirsanaa Golaha Wakiilada Somaliland oo tegay Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in boqolaal Soomaali ah oo ku noolaa magaaladaasi, kana soo jeeda Koonfurta Soomaaliya…
Wuxuu mar ahaa siyaasiga ugu weyn ee taageersan, mar kalena wuxuu noqday hoggaamiyaha xisbiga aan dhalan ee Nabad iyo Nolol,…
Awood qeybsiga beelaha ee 4.5 aya saameyn ku leh sida loo qeybsaday kuraasta Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo ay…
Waxaa socota Doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo maanta la dooranayo shan kursi oo ka mida 11-ka…
Doorashada maanta oo ay kusoo baxayaan shan Senator ayaa ka xamaasad yar tii shalay, inkastoo kuraasta qaarkood lagu tartamayo.
Mid ka mida Aqoonyahannada mucaaradka ahaa ee sida uga hor yimid dowladii uu hogaaminayey Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday ee Maxamed…
Ergada kasoo jeeda Somaliland waxaa ka muuqatay inaysan badankooda taageerin musharixiinta u calaamadeysaa inay taageero ka helayaan Farmaajo.
Wasiir Dubbe ayaa noqday Senatorkii afraad ee lagu doortay magaalada Muqdisho, wuxuuna tartan adag la galay Senator-kii kursiga difaacanayey.
Doorasho adag oo laba wareeg ah iyo codad yar oo lagu kala baxay, waxaa la doortay Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar…
Akhriso Natiijada Kursiga ugu adag Aqalka Sare ee Somaliland (Prof. Cabdi Ismaaciil oo ku horeeya..)
Waxaa goor dhoweyd soo gabagaboodaywareegii koowaad Doorashada Kursiga Saddexaad ee Senatooda kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ee Baarlamaanka Federaalka.
Wasiirkii Dastuurka xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ku guuleystay kursigii labaad ee Aqalka Sare ee Senatoorada Somaliland , kadib loolan adag oo…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya inuu gacan-ka-hadal dhex maray Oday Suldaan ah iyo Mudane ka tirtsan Golaha Wakiilada…
Waxaa maanta xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho ka dhaceysa Doorashada Kuraastii ugu horeysay ee Aqalka Sare ee Senatoorada kasoo jeeda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa si toos ah uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd sarkaalad…
Waxaa goor dhow xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay khudbad jeedinta Musharixiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee kasoo…
Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa diiwaan geliyay musharax cusub oo la sheegay inuu la tartami doono Cabdi Xaashi…
