Browsing: Somaliland
Wafdigii madaxweynaha Somaliland ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Hargeysa, iyadoo si weyn loogu dhoweeyay, ayna isu soo baxeen dadweyne…
Waxaa caawa magaalada Jabuuti lagu saxiixay is-afgarad dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, kadib muddo 3 maalmood ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Meydka qof ajnabi ahaa lagu gubay degaanka Xeedho ee Waqooyiga magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in Guddiyada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ay isla meel dhigeen qodobo cusub…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faafisay War-Murtiyeed kasoo baxay kulankii koowaad ee shirka Jabuuti oo lagu kulansiiyey Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Somaliland.
Jaha-wareer ayaa hareeyay shirkii Jabuuti ee maanta dhex maray madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, kaasoo uu guddoomiyey Madaxweynaha Jabuuti…
Kulankii koowaad ee shirka wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Djibouti, iyadoo maanta uu ahaa furitaanka shirka…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbadii ugu dheereyd ka jeediyay Shirka Somaliland iyo Somaaliya ee dalka Jabuuti ka sheegay…
Wadahadalkii madaxda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka duulay magaalada Hargeysa iyagoo kusii jeeda dalka Jabuuti, halkaasoo ay…
Waxaa maanta magaalada Jabuuti ka furmaya shirkii ugu horeeyay ee heer sare ah oo ay yeelanayaan madaxda Soomaaliya iyo Somaliland,…
Guddiga Diyaarinta Xeerarka Dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta waxay kulan wadatashi ah la yeeshay Siyaasisiyiinta ka…
Guddiga wacyigelinta ka hortagga Cudurka Coronavirus ee Somaliland ayaa soo saaray amarro ku saabsan xaaladda Cudurka Coronavirus ayaa amray inaan…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad ka jeediyay sanad-guurada 18-May ee gooni-u-goosadka maamulkiisa ayaa sheegay inaysan wax wadahadal…
Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Diyaarado ay dowladda Federaalka Soomaaliya sheegtay inay…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya, waxaana 24-kii saac ee ugu danbeeyay…
Maamulka Somaliland ayaa goor dhoweyd shaaciyey in qof cusub uu cudurka Coronavirus ugu dhintay degaanada maamulkaasi iyo tiro cusub oo…
Somaliland ayaa shaacisay in qofki ugu horeeyay uu degaanadeeda ugu dhintay Cudurka Coronavirus.
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Xaalad Caafimaad ee Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo xabsiga dhexe…
