Browsing: Somaliland
Wafdi ka socday dalka dalka Ereteriya oo uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi Cismaan Saalax Maxamed uuna ka mid yahay…
Dowladda Eritrea ayaa war kasoo saartay socdaalka aan hore loo sii shaacin ee ay maanta magaalada Hargeysa ku tageen wasiirka…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya in wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Osman Saleh…
Gabadh 14 jir ah oo Maxkamad ka Dacweysay Nin Aabaheed qasab ugu guuriyey… [Dhageyso Qiso cajiib ah]
Kiis ugub ah oo noociisa aan hore loo arag ayaa ka dhacay Gobolka Sool, kadib markii gabar 14 sano jir…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa soo dhoweyn la yaab leh u sameysay madaxweynaha maamulka la baxay Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safarkiisii labaad ugu ambobaxay dalka isu-tagga Imaaaraadka Carabta…
Somaliland ayaa war kasoo saartay kulankii magaalada Addis ababa ku dhex maray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisal wasaaraha…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xafiiskiisa magaalada Addis ababa kula kulmay madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta…
Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo dib ugu laabanaya magaalad Muqdisho, isagoo aan…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in madaxweynaha Somaliland uu Berri qorsheynayo inuu socdaal ku tago dalka Itoobiya.
Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa Boolisku soo farageliyay Bandhig buug Jacayl ah oo ay ka ayb galeen dhallinyarro badan,…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya oo uu sheegay inay cunaqabateyn dhinac waliba ah ku heyso…
Abwaan C/llaahi Xersi Baarleex oo ka mida hal-abuurka iyo suugaanleyda Soomaliyeed ayaa maanta ku geeriyooday dalka India.
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegay inuu dagaal ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku hor…
Maamulka Somaliland ayaa ka hor yimid go’aankii dowladda Federaalka ku ceyrisay wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya.
Dowladda Itoobiya ayaa Qunsul cusub u magacowday magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, kadib markii la bedelay qunsulkii hore oo warar…
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hor yimid hadalkii kasoo yeeray Muuse Biixi ee ahaa in…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa si weyn uga deyriyey halka ay ku socoto Somaliland, isagoo…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Olaha wasiirada xukuummadda Somaliland, iyadoo wareegto kasoo baxday xafiiskiisa lagu…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in Diyaarad siday Dawooyin loo diiday in ay ka degto Garoonka Diyaaradaha ee…
