Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Muran ka dhashay Xafladii Bandhiga buugga ‘Hadyad Jaceyl’ ee magalada Burco & booliska oo joojiyey [Sawirro]

    Muran ka dhashay Xafladii Bandhiga buugga ‘Hadyad Jaceyl’ ee magalada Burco & booliska oo joojiyey [Sawirro]

    February 11, 2019Updated:February 11, 20192 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa Boolisku soo farageliyay Bandhig buug Jacayl ah oo ay ka ayb galeen dhallinyarro badan, kaasoo soo maray magaalooyin dhowr ah.

    Buuggan oo si weyn u qabsaday baraha bulshada ayaa ka hadlaya arimaha jaceylka, wuxuuna bandhiggiisu ka dhacay magaalada Hargeysa, laakiin wuxuu muran ka dhaliyey magaalada Burco, iyadoo markii dambe ay Booliska farageliyeen oo ay joojiyeen xafladii Bandhigga Buugga ‘Hadyad Jaceyl’.

    Cabdisamad Aw Daahir oo qoray buuga ayaa sheegay inay fasax ka qaateen maamulka iyo Guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista, balse xafladdii oo socota ay Boolisku joojiyeen, taasoo lama filaan ku noqotay .

    Dhallinyaro u muuqda in ay buuga la dhacsan yihiin oo gabdho iyo wiilal ah ayaa baraha bulshada soo dhigay iyagoo labo labo iyo ka badan oo u sawiran oo buugga labada dhinac ka haya.

    Sawirradaas ayayna u muuqataa in ay qayb ka yihiin waxyaabaha loo cuskaday joojinta xafladda, iyadoo qaabka is guddoonsiinta buuugan iyo sida loo metelayo ay su’aalo badan ka dhasheen, siiba dhalinyarro aan xaas ahayn oo sheegay inay saaxiibo jaceyl wadaag ah yihiin.

    Taliyaha Booliska Burco Axmed Aw-cali Shabeel ayaa ka hadlay sababtii loo joojieyy xafladda isagoo yiri: “Wadaadada xumaan reebista oo meesha joogay ayaa noo sheegay in meesha ay dhaqan xumo ka jirto, ama ha is qabaan ama yeyna is qabine in ruux dumar ah iyo nin rag ahi ay meesha soo istaagaan ay garbaha iyo dhexda is qabsanayaan ee bal arrintaas wax ka qabta, Intaas ka dibna taliye ku xigeenkii qaybta iyo taliye saldhig ayaan u diray meesha, markii ay tageenna waxay arkeen buuq iyo sawaxan iyo dad dhexda is haysta, sidaa ayayna ku kala dareeriyeen..” ayuu taliyaha Booliska Burco.

    Buugga 'Haddiyad Jaceyl'
    Buugga 'Haddiyad Jaceyl'
    Buugga 'Haddiyad Jaceyl'
    Buugga 'Haddiyad Jaceyl'

    Burco Haddiyad jaceyl Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaad ka taqaan weriyayasha cusub ee ku biiray Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da? [Sawirro]
    Next Article Wasiiro ka tirsan xukuumadda Somalia & K/Galbeed oo Diyaarad Helikobtar u qaatay tegay Baraawe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo