Wararka laga helayo magaalada Burco ayaa sheegaya in Booliska Somaliland ay xabsiga dhigeen C/maalik Muuse Coldoon oo ah saxafiyo iyo…
Browsing: Burco
Isbaheysiga Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku guuleystay maamulka magaalooyinka Burco iyo Laascaanood ee Gobollada Togdheer iyo Sool.
Wadahadallo u socday madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee Waddni iyo UCID ayaa heshiis hoose looga gaaray awod qeybsiga magaalooyinka qaarkood,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeya haweeney xalay lagu dilay magaalada Burco oo meydkeeda la dhigay Isbitaalka guud Burco.
Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa Boolisku soo farageliyay Bandhig buug Jacayl ah oo ay ka ayb galeen dhallinyarro badan,…
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa la wareegay xafiis uu magaalada Burco ku leeyahay weriyaha caanka ah ee Cabdimaalik Muuse Coldoon, iyadoo…
Warark laga helayo magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in ciicamada amniga ay xabsiga dhigeen Nabadoon caan ah oo…
Bannaabaxyo looga soo horjeedo xukunka xabsiga ah ee lagu riday Boqor Cismaan Buurmadow ayaa maanta ka dhacay magaalada Burco ee…
Ciidamada amaanka Maamulka la baxay Somaliland ayaa xabsi u taxaabay siyaasi dhowaan shaaciyey inuu maamul goboleed cusub ka sameyn deegaano…
Wararka laga helayo magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in bannaanbaxyo ay ka socdaan magaalada.
Maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka masaafurisay 11 xubnood oo ka socday Jaamacadaha ka dhisan magaalada Muqdisho Ioo shir uga…
Wararka laga helayo magaalada Burco ayaa sheegaya in ciidamada Booliska magaaladaasi ay xabsiga dhigeen nin lagu magacaabo Abwaan Maxamed C/laahi (Galayr)…
Cali Khaliif Galeyr oo shalay loo diiday inuu ka dhoofo magaalada xarunta u ah maamulkiisa ee Buuhoodle ayaa safar dhulka…
Nin ka soo jeeda magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa arrin la yaab leh sameeyay, kadib markii saddex haween ah…
Agaasimaha Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho oo maanta booqday Abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Hadraawi ayaa ka hadlay xaaladiisa.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa deeq lacageed oo samafal ah u diray
C/maalik Muuse Coldoon oo weriye caan ah oo ka howlgala magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa xabsiga loo taxaabay maanta…
Taliyaha Booliska Gobolka Togdheer Axmed Maxamud Guutaale ayaa qabtay Nin Itoobiyaan dad qal ah oo la sheegay inuu qashay gabar…
