Browsing: Somaliland
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay tahay Qaran soo jiray 58 sano oo ka horeeyay…
Maamulka Puntland ayaa sheegtay markii ugu horeysay inuu ka danbeyay Weerar xalay ka dhacay magaalada Laas-caanood oo lagu qaaday saldhigyo…
Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas oo shalay weerar afka ah ku…
Waxaa barnaamij baaritaan Documentary ah laga diyaariyey sidii ay u dhadday doorashadii Somaliland ee uu ku guuleystay xisbiga Kulmiye, kuna…
Maamulka Somaliland ayaa dacwad ka gudbiyey wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating oo ay sheegeen inuu dhinac…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid in la sii wado nidaamkii ee Beesha Caalamka kula macaamili jirtay maamulka Somaliland ee…
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maanta cafis lagu sii daayey Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo Maxkamadda…
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu hore u sheegay oo muran dhaliyey, wuxuuna…
Maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay Berri tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal (Soonfur) ee Ciidu fitriga,…
Jaamacadda Camuud ee magaalada Boorame, Gobolka Awdal ayaa waxbarashadii Jaamcaddaasi ka eriday Arday lagu magacaabo Cabdinaasir Maxamuud Xasan oo ku…
Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay tallaabo aan hore loo arag oo colaadda kala dhaxeysa Somaliland ay cagaha u gelineyso dadka…
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in shirkii Baydhaba ee madaxda Soomaalida ay kasoo baxeen heshiis ka dhan…
Somaliland ayaa aqbashay lacag dhan Hal Milyan oo dooalar oo ay ku deeqday dowaldda Soomaaliya dadkii ku waxyeeloobay duufaantii Sagar…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa farriin culus u diray dadka kasoo jeeda Puntland ee sida uu sheegay qeylo…
Puntland ayaa si weyn uga hor timid oo lacag gaareysa Hal milyan Doolar ah oo Guddiga Gurmadka fatahaadda dowladda federalka…
Dhalinyarada Tahriibayaasha ee laga keenay dalka Liibiya qeybta kasoo jeeda Somaliland ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Hargeysa.
Maamulka Somaliland ayaa maalintii shalay u diiday inay Garoonka magaalada Hargeysa caga-dhigato diyaarad sitay dhalinyaradii tahriibayaasha ahaa ee laga soo…
Maamulka Somaliland ayaa degaanadeeda ka mamnuucday, shaqadiina ka joojisay laba ka mida Telefishanada Soomaalida ee ka howlgala Somaliland.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan loo joojiyo dagaalka degaanka Tukaraq oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta xilka Maxkamadda Sare ee dalka u magacaabay yarqaan kasoo jeeda Somaliland oo xilal…
