Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Maxaad ka taqaan Guddoomiyaha Cusub ee loo magacaabay Maxkamadda Sare ee Soomaaliya..?

    Maxaad ka taqaan Guddoomiyaha Cusub ee loo magacaabay Maxkamadda Sare ee Soomaaliya..?

    May 27, 2018Updated:May 27, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta xilka Maxkamadda Sare ee dalka u magacaabay yarqaan kasoo jeeda Somaliland oo xilal kala duwan ka soo qabtay Somaliland.

    Guddoomiyaha cusub Garyaqaanka cusub Baashe Yuusuf Axmed wuxuu Shahaadada koowaad ee Jaamacadda ka qaatay Jaamacadda Hargeysa, isagoo shahaadda labaad  ka qaatay University of Hertfordshire, Hatfield oo ku taalla dalka Ingiriiska isagoo ka qalin jebiyey Shuruucda Ganacsiga iyo Badaha.

    Garyaqaan Baashe waxa uu hore usoo noqday La-taliye sharci, Bare Jaamacadeed, Qareen iyo cilmi baare sharci, wuxuuna muddo 10 sano ka badan ayuu kusoo jiray howlaha Garsoorka iyo talo-bixinta sharciga, isagoo xilal kala duwan kasoo qabtay maamulka Somaliland ee gooni isu taagga ku maqan.

    Wuxuu  hore u soo noqday  agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Somaliland, xilkaasoo uu iska casilay kadibna uu waxbasho master ah u aaday dalka Ingiriiska, waxaana Hargeysa lagu soo dhoweeyay horaantii 2014 markii uu dhameystay waxbarashadaasi.

    Baashe Yuusuf Axmed wuxuu sidoo  muddo 8 sanadood ah xubin ka ahaa Ururka Isu-tagga Qareennada Somaliland, isagoo dhinaca ka mid ahaa 35-ka xubnood ee Guddida Fullinta ee Xisbiga Kulmiye, wuxuuna kadib ku biiray xisbiga Wadani.

    Murashaxa madaxweyne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Baashe Yuusuf Axmed u magacaabay inuu noqdo Chief of staff-ka murashaxa madaxweyne ee xisbigaas aakhirkii 2016.

    Ugu danbeyn dowladda Farmaajo aqoonyahankan dhalinyaradda ah u magacawday xilka ugu sareeya Garsoorka Soomaaliya, arrintan ayaa ka mida isbedel dhinac waliba leh oo dowladda Soomaaliya ayey xilal ugu magacaabeyso wejiyo cusub.

    Image may contain: 1 person, smiling

    011

     

    Baashe Yuusuf Axmed Farmaajo Maxkamadda sare Somaliland Top Waddani
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Guddoomiye cusubna magacaabay
    Next Article Koox ku hubeysan Bistoolado oo Oday Nabadoon ah ku dilay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo