Browsing: Maxkamadda sare
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhowaan magacaabay 17 Garsoore cusub oo maanta lagu dhaariyay xarunta Maxkamadda Sare ee Dalka.
War Saxaafadeed Xafladda daahfurka is-afgaradka wadashaqaynta Garsoorka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Barnaamijka balaadhinta adeegyada Marin u helida Cadaaladda…
Guddoomiyaha Maxkmadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa amray in la xiro Gudoomiyaha Maxkamadda degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.
Qaar ka mida xisbiyada KMG ah ee dalka ka jira ayaa Dacwad ka keenay Sharciga Doorashooyinka dalka ee ay ansixiyeen…
Maxkamadda Sare ee dalka oo maanta u fariisatay dhageysiga dacwad Xisbiga Himilo ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed…
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa maanta u fariisatay dacwad u dhaxeysa Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif…
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa bilaabeysa dhageysiga dacwad uu xukuumadda Soomaaliya kusoo oogay xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo hadda ah hoggaamiyaha xisbiga KMG ah ee Himilo Qaran ayaa sheegay inuu dacwad ka…
Maxkamadda sare ee dalka iyo Wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa isku heysta dhismaha Mahad-ka tababarka Garsoorka iyo magacabista Garsoorayaasha.
Dacwad ka dhan ah Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo ku-xigeenkiisa Cali C/llaahi Xuseeen (Guudlaawe) ayaa loo gudbiyey Maxkamadda Sare…
Waxaa maanta la dhaariyay garsoorayaashii uu dhowan magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kuwaasoo ahaa afar garsoore oo ka mid noqonaya…
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay inay la xiray dad Garsoor u doontay kooxda Alshabaab, isagoo u digay dadka…
Xildhibannada Mucaaradka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la baxay Kutlada Badbaado Qaran ayaa soo saaray qoraal ay Sharci darro ku tilmaameen…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhammeystiray magacaabidda Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Garsooreyaal cusub oo ka mid noqonaya Maxkamadda Sare ee dalka.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa dib u habeyn ku sameeyey Garsoorayaasha Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo 2-aad ee gobolka…