Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Garyaqaanka Guud oo Dalab cusub u diray Maxkamadda Sare iyo Dacwadii Fahad Yaasiin oo..

    Garyaqaanka Guud oo Dalab cusub u diray Maxkamadda Sare iyo Dacwadii Fahad Yaasiin oo..

    April 13, 2022Updated:April 13, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Garyaqaanka Guud ee Dowladda Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa jawaab iyo dalab codsi ah u diray maanta Guddoomoiyaha Maxkamadda Sare.

    Qoraalka ayaa ku saabsanaa jawaabta laga sugayo Garyaqaanka Guud ee ku saabsan Dacwad uu Maxkamadda Sare u qortay Agaasimihii hore ee NISA Fahad Axmed Daahir oo ka dhan ah Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FEIT.

    Garyaqaabka guud ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuu telefoon kula hadlay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, isla markaana ay isla garteen inay jawaabta dacwadda u baahan tahay waqti dheeraad ah.

    Dalabka Garyaqaanka Guud ayaa ah in la siiyo muddo 2 toddobaad ah oo uu ku diyaariyo jawaabta dacwadda ka timid Fahad Yaasiin, iyadoo dacweysanaha oo ah Guddiga FEIT laga sugayo jawaabta.

    Maxkamadda Sare ayaa la fahamsan yahay inay dedejineyso kiiskan si ay u fasaxdo kursiga HOP086 oo Guddiga FEIT uu amray in dib loogu noqdo Doorashadiisa.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA GARYAQAANKA GUUD

    Ujeeddo: Codsi waqti labo usbuuc ah

    Mudane Guddoomiye Anigoo tixraacayo wada hadalkeenii khadka Taleefoonka oo aan isla garanay in loo baahan yahay in la helo waqti macquul ah oo lagu soo diyaarinkaro jawaab-celinta nalooga baahanyahay iyo Warqadaha sumadahoodu kala yihiin.

    MSIXKS/045/2022, ee 12 April 2022, kana soo baxday maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu farayay Xafiiska Garyaqaanka Guud inuu Jawaab-celintiisa ku keeno 13/04/2022, ayadoo Jawaab u ahayd Warqaddii Xafiiska Garyaqaanka Guud uu hore ugu soo diray Maxkamadda Sare oo ay Summaddeedu ahayd XGG/073/2022 ee soo baxday 10/04/2022 oo aan uga codsanay Maxkamadda Sare in nala siiyo waqti aan ku soo diyaarino Jawaab-celinta Dacwadda ay noo soo gubisay.

    Hadaba waxaan mudane Guddoomiye si xushmad leh kuugu wargalinayaa in aan u dirnay Wargada sumadeedu tahay XGG/072/2022 ee 10/04/2022 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo aan uga codsanay inuu sida ugu dhaqsida badan noogu soo gudbiyaan Caddaymaha looga baahan yahay si looga difaaco Dacwadda loo ahaysto.

    Sidaa darteed Muddane Gudoomiye waxaa si xushmad leh kaaga codsanaynaa mar labaad in aad noo oggolaato waqtiga aan kor ku soo xusnay.

    Doorashada Fahad Yaasiin Garyaqaanka dowladda Maxkamadda sare Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxkamadda Sare oo War cusub kasoo saartay Dacwadii Fahad Yaasiin iyo Go’aan lagu fasaxayo…
    Next Article Xildhibaanadii laga soo doortay K/Galbeed oo kusoo wajahan Muqdisho iyo Xal la gaaray…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo