Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Xildhibaanadii laga soo doortay K/Galbeed oo kusoo wajahan Muqdisho iyo Xal la gaaray…

    Xildhibaanadii laga soo doortay K/Galbeed oo kusoo wajahan Muqdisho iyo Xal la gaaray…

    April 13, 2022Updated:April 14, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga FEIT oo fasaxay laba kursi oo ka mida saddexdii Kursi ee khilaafka dhaliyay

    Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in xal laga gaaray kuraastii khilaafka ka taagnaa ee laga soo doortay magaalada Baydhaba.

    Kadib wadahadal maanta oo dhan u socday madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo xubnaha Guddiga Doorashada Heer Federaal FEIT ee uu hoggaaminayey guddoomiyaha Guddiga Muuse Geelle ayaa lagu heshiiyey in laba kursi la aqoonsado natiijadii doorashada ka dhacday Baydhaba halka kurisga kale lagfu celinayo Doorashadiisa.

    Heshiiska laga dhinac ayaa dhigaya in Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Hee Federaal (FIET) ayaa fasaxay oo aqoonsaden natiijada Kuraasta Kala ah HOP103 iyo HOP204; iyadoolagu celinayo doorashada kursiga tirsigiisu uu yahay HOP#154.

    Shir jaraa’id oo ay xubnaha Guddiga FEIT goor dhoweyd ku qabteen magaalada Baydhaba ayey sheegeen inay kuraasta HOP103 iyo HOP204 kala shireen odayaasha beelaha leh, kurasta, sidaasina lagu sii daayey, Berrina ay xildhibaannada K/Galbeed kasoo jeeda tegi doonaan Muqdisho si loo dahariyo, marka ay qaataan shahaadooyinka.

    “Xubno ka mid ah Guddiga FEIT oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Guddiga Mudane Muse Gelle Yusuf, oo u aaday Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Koonfur Galbeed xallinta tabashadii ka soo laabatay 3 kursi oo deegaan doorashadoodu ahayd Koonfur Galbeed, ayaa go’aan ku soo saaray in kursiga HoP#204 iyo HoP#103 ay fasaxanyihiin, halka kursiga HoP#154 lagu celindoono doorashadiisa” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Guddiga.

    Heshiiskan ayaa dhabaha u xaaraya inay Muqdisho Berri yimaadeen ilaa 70 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal si ay u qaataan shahaadooyinkooda, ugana qeyb galaan dhaarta xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee 11-aad.

    Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGaryaqaanka Guud oo Dalab cusub u diray Maxkamadda Sare iyo Dacwadii Fahad Yaasiin oo..
    Next Article Madaxweynaha Hirshabeelle oo Dalbaday in la fasaxo Kursiga uu kusoo baxay Fahad Yaasiin (War Cusub)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo