Browsing: Somaliland
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo dhimasho badan dhaliyey oo maanta degaanka Tukaraq ku dhex maray ciidamada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Qatar ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka…
Madaxweynaha Somalilaand Muuse Biix Cabdi ayaa guulo ka sheegtay dagaaladii saaka ka dhacay degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, kasoo dhex…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in Roob xoog leh oo ka curtay degaanka Tukaraq uu hakiyey dagaalkii ka…
Dagaalkii saaka ka qarxay degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo u dhaxeeya ciidamada maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa sii xoogeystay…
Madaxtooyada Puntland ayaa War Cad kasoo saartay Dagaal saaka ka dhex qarxay ciidamada maamullada Puntland iyo Somaliland ee isku hor…
Dagaal u dhaxeeya Ciidanka Somaliland iyo Puntland ayaa saakay dib uga qarxay degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.
Wararka laga helayo aagga Tukaraq ee Gobolka Sool oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa sheegaya…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayey Naciima Ibraahim Qorane oo muddo saddex bilood ka…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dad shacab ah lagu dilay magaaladaasi, kadib markii ay ciidamada Booliska rasaas…
Maamulka Somaliland ayaa go’aan ka soo saartay hey’adaha laga leeyahay Koonfurta Soomaaliya ee ka shaqeeya degaanada Somaliland.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in laba caruur ah ay ku dhinteen daad xoog leh oo qaaday guri…
Bannaabaxyo looga soo horjeedo xukunka xabsiga ah ee lagu riday Boqor Cismaan Buurmadow ayaa maanta ka dhacay magaalada Burco ee…
Maxkamadda Hargeysa ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa xukun xabsi ah ku riday Boqor Cismaan Buurmaddow oo ka mida salaadiinta waaweyn ee…
Maalmihii ugu danbeeyay waxaa soo baxayay warar ku saabsan in Imaaraadka Carabta uu bilaabay inuu Vissa saaro baasaboorka Maamulka la…
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mucaaradka Somaliland ayaa shaaciyey inuu madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu wax ka ogaa heshiiska…
Wafdi ka socda dowladda Imaaraadka oo la sheegay inuu k koobnaa 12 xubnood ayaa maanta tegay magaalada Hargeysa, iyagoo kulan…
Nin u dhashay dalka India oo ah Injineer ka shaqeysta magaalada Hargeysa ayaa diinta islaamka ku soo biiray, isagoo shahaadda…
Bannanbaxyo looga horjeedo xarigai boqor Cusmaan Muxumad Maxamed (Boqor Buur-madow) oo xalay lagu xiray magaalada Hargeysa ayaa ka socda degaano…
Ruushka ayaa la sheegay inuu saldhig milateri ka raadinayo Somaliland, sida uu qoray Wargeyska Caanka aheEe The Sun oo kasoo baxa dalka…
