Browsing: Somaliland
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay xabsi u taxaabeen Oday dhaqameedka caanka ah ee Boqor Cismaan…
Wariye ka tirsan Telefishanka Universal oo ka howlgeli jiray magaalada Muqdisho ayaa lagu xiray garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa markii uu…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa afka furtay, isagoo dhaliil kulul u jeediyay xukuumada Somaliland ee uu hogaaminayo Muuse…
Guddiga dabagalka Musuqmaasuqa ee Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland oo kormeer ku tegay Magalada Berbera ayaa Maanta booqday Keydka Haamaha shidaalka…
Maxakamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta xukun ku riday Wiil Buug ka qoray Guushii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo lagu eedeeyay…
Abwaanad Naciima Qorane oo Xabsi 3 sano ah lagu xukumay & Qareenkeeda oo Rafcaan ka qaatay [Akhriso]
Magaalada Hargeysa, maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta ku ridday xukun ah saddex sano oo xabsi ah abwaanad Naciima Axmed Ibraahim…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamad ku taalla magaaladaasi ay xukun xabsi ah ku riday Naciima Abwaan…
Fannaanada caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahra Axmed Jaamac ayaa saaka ku geeriyootay magaalada Hargeysa.
Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah WADANI ee Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa maanta shaaciyey in xisbigiisa uu kalsoonidii kala noqday Guddiga Doorashada…
Imaaraadka Carabta ayaa ku yaboohay inuu tababari doono Ciidamada Somaliland, kaasoo qeyb ka ah heshiiska lagu dhisayo Saldhigga Milateri ee…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa u muuqata inay qaaday tallaabo ay iskeed ugu aqoonsatay maamulka Somaliland iyadoo aan la shaacin.
Madaxweynaha Somaliland Muusu Biixi Cabdi iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa xlay gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta ka dhoofay Garoonka magaalada Hargeysa, isagoo hogaamiyey wafdi wasiiro iyo mucaarad isugu jira,…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dowladda Imaaraadka ay si degdeg ugu yeertay madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi…
Golaha Wakiilada Somaliland ansixiyey heshiiska dekadda Berbera ee ay kala saxiixdeen Shirkadda DP World, Somaliland iyo Itoobiya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in golaha wakiilada Somaliland uu ansixiyey heshiiska Dekadda Berbera ee dhowaan ka dhacay dalka…
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tignolojiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab cad ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray Maamulka Somaliland ee ku…
Maamulka Somaliland ayaa ka mamnuucday dadkeeda inay isticmaalaan astaanka Qaranka Soomaaliya ee Internerka (.SO).
Xildhbaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland ayaa su’aalo adag oo naxdin leh ka keenay heshiiska Imaaraadka ka…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa jawaab kulul ka bixiyey go’aankii xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay heshiiska Dekadda Berbera ee…
