Browsing: Somaliland
Somaliland ayaa dacwad kusoo oogtay gabar Soomaaliyeed oo hal-abuur ah, isla markaana ku caan baxday inay suugaan ku cabirto gabayada…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay arrinta muranka ka taagan yahay ee heshiiska dekadda Berbera oo dhowaan lagu daray…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka Hor yimid Heshiiska Saddex Geesodka ah ee magaalada Abu Dhabi ay ku…
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey faragelinta Imaaraadka Carabta ku hayo Soomaaliya iyo saamiga dowlada Itoobiya…
Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka tirsan Xisbiga Mucaaridka Somaliland ee Wadani ayaa ka hor yimid heshiiska Somaliland la gashay…
Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay mowqifka dowlada Federaalka Soomaaliya ka qaadatay heshiiska ay Itoobiya ku biiray mashruuca dekadda Berbera…
Heshiis saddex geesood ah oo ay wadagaleen shirkadda dekedaha ee DP World, Somaliland iyo Itoobiya; ayaa dowladda Itoobiya la shaaciyay…
Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah uga mid noqotay heshiis shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka kula wareegtay maamulka dekadda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay xabsiga dhigeen oday dhaqameed kasoo jeeda Somaliland.
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Feysal Cali Waraabe sheegay in Dowlada dalka Jabuuti aysan raali ka ahayn hormarka Somaliland,…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ku hanjabay inuu ka tegayo dowladda Soomaaliya haddii ay dhacdo in wadahadalka lala furayo…
Maamulka Somaliland ayaa si la yaab leh uga hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan dalka Itoobiya, waxayna u balanqaadeen inay…
Ciidamada amaanka Maamulka la baxay Somaliland ayaa xabsi u taxaabay siyaasi dhowaan shaaciyey inuu maamul goboleed cusub ka sameyn deegaano…
Wararka laga helaayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ay xabsiga dhigeen dad lagu soo eedeeyay inay…
Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday maamulka la baxay Somaliland inuu dhowro xaqa xoriyadda hadalka iyo fekerka.
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) ayaa qarxiyey fadeexad ku saabsan shirkad muran weyn ka taagnaa…
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Ciidammada sirdoonka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabee Maxamed Kayse Bigeeye oo la…
Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay dib u furmayaan wadahadalladii kala dhaxeeyay dowladda federaalka…
Waxaa sii kordhaya baaqyada loo jeedinayo maamulka Somaliland oo ku saabsan inuu xoriyadeed u soo celiyo gabadha lagu magacaabo Naciima…
Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland ay diyaar…
