Browsing: Somaliland
Wararka laga helayo ilo ku dhow Madaxda Madasha Qaran ayaa sheegaya in muran xoog leh ka jiro xubnaha aqalka sare…
Odayaasha iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay ka qeyb galayaan Doorashada 2016 ee…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaacaabay Guddi fulin oo qaabilsan doorashada dadban ee Somaliland.
Waxaa heshiis laga gaaray qaabka iyo hanaanka loo soo xulayo xildhibaanada ka imaanaya degaanada Somaliland.
Agaasimaha Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho oo maanta booqday Abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Hadraawi ayaa ka hadlay xaaladiisa.
Siyaasiyiin caan ka ah Somaliland kana tirsanaa xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa maanta ku biirray xisbiga mucaaradka ee Wadani.
Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta xukun kama danbeys ah ka gaartay khilaafka soo jiitamay ee labada garab u kala…
Siyaasiyiinta iyo Odayaasha ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa qaadacay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada ee uu shalay ku…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xkuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo beeshiisa ayaa qaadacay Doorashada Soomaaliya ee 2016.
Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa is weydaarsaday Maxaabiis gaareysa 8 iyo Labo -gaari oo oo muddo bilo ah ay kala heysteen.
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in goor dhoweyd lagu dilay magaaladaasi Maareeyihii Shirkada Dahabshiil ee Laascaanood.
Wararka laga helayo magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in qaar ka mida wasiirada maamula Khaatumo ee uu hogaamiyo Cali Khaliif Galeyr…
Siyaasiyiinta xildhibaanada ah iyo wasiirada ka soo jeeda beelaha Waqooyi ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay qaadaceen Doorashada 2016.
Wasiirkii Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde oo ka mida ahaa wasiirada ugu awoodda badan xukuumadda Somaliland, isla markaana muddo dheer…
Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandheyntii ugu weyneyd ku sameeyay maamulkiisa [Wasiiro la eryay]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4161/082016 uu magacaabid, isku bedel, iyo Xilka…
Warar laga helayo magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Gabar 14 sano jira, kana mid ahayd Ardadii wax ka…
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka faa’iideystay khilaafka ka taagan arrimaha doorashada Soomaaliya, isagoo cafis u fidiyay siyaasiyiinta…
Raiisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka biyo diiday qodobka ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta Aqalka…
Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa cabasho xoog leh u gudbiyay xukuumadda Soomaaliya.
