Browsing: Somaliland
Madaxda Soomaalida ayaa tacsiyo isku mid ah u diray Soomaalidii faraha badneyd ee ku geeriyootay Badda Dhexe ee u dhaxeysa…
Ciidamada Somaliland ee ku sugan magaalada Boorame ayaa maanta xabsiga dhigay Qaar ka mid ah dad qaaday heesta Astaanta Qaranka…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Wafdigii dowladda Federaalka Soomaaliya u dirtay Somaliland ee…
Roobab waaweyn oo ka da’ay degaanka Dila ee Gobolka Awdal ayaa la soo weriyay inay geysteen dhimasho 6 ruux ah…
Kulan is dhaaris ahaa oo si balaaran ay uga soo qeyb galeen labada beelood Dhulbahante iyo Isaaq oo ay kasoo kala jeedaan…
Hal askari ayaa lagu dilay, laba qof oo kalena waa lagu dhaawacay iska hor imaad hubeysan oo ka dhacay xuduudka…
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3855/022016 ku Magacaabay guddi heer qaran ah…
Faahfaahin hor leh ayaa kasoo baxeysa ninka la tuhunsan yahay inuu isku qarxiyay Diyaaradii Daallo Airlines 2-dii bishan isagoo Laptop…
Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines oo joogto u tegi jirtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa hakisay safaradeedi Magaalada Muqdisho, iyadoo taas badelkeedana…
Dowladda Soomaaliya ayaa si kumeelgaara u joojisay duulimaadyadii tegi jiray magaalada Hargeysa kadib warqad ka soo baxdey xafiiska Agaasimaha Hoggaanka…
Wasiirka Arrmaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warrancade ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliya inay xilka ka tuuraan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
Taliyaha Hogaankaa Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Soomaaliya C/llaahi Gaafow maxamed ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal uu ku tegay dalka Mareykanka oo…
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa ku baaqayd dagaal la isaga difaaco weerar ka soo socda Somaliland, wuxuuna…
Dagaal u dhaxeeya ciidanka Soomaaliland iyo maleeshiyo taageersan Maamulka Khaatumo ayaa hadda ka socdo degaanka Kala-beyr Ee Gobolka Sool, sida ay…
Xarunta Laanta Socdaalka ee Somaliland ayaa sheegtey in ay dalkooda ay ka masaafurinayaan ajaanib kor u dhaafaya 300. Dadka la masaafurinayo…
C/maalik Muuse Coldoon oo weriye caan ah oo ka howlgala magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa xabsiga loo taxaabay maanta…
Maxkamadda degmada Hargeysa ee Somaliland ayaa maanta xukun xarig, ganaax iyo masaafuris isugu jira ku ridday saddex qof oo laba…
Taliyaha Booliska Gobolka Togdheer Axmed Maxamud Guutaale ayaa qabtay Nin Itoobiyaan dad qal ah oo la sheegay inuu qashay gabar…
Shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda ee Somaliland, ayaa Go’aammo ka soo saaray Ajanabiga Dalka joogay iyo isku socodka Somaliland iyo…
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa magacaabay xillakii ugu badnaa ee maamulkiisa, waxaana isku shaandheyn xil ka qaadis iyo isku…
