Waxaa goor dhow la filaya inuu degaanka Guriceel ee gobolka Galgaduud uu gaaro Ra’iisal wasaaraha xukuumadd Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, iyadoo qabanqaabada soo dhoweyntii ugu danbeysay ay ka socoto halkaasi.
Waxaa halkaasi gaaray mas’uuliyiin kala duwan oo hordhac u ah qabanqaabada soo dhoweynta wafdiga Ra’iisal wasaaraha, iyadoo ay isu soo baxeen dadweynaha degaankaasi oo wadooyinka taagan, waxaana lagu wadaa in saacadaha soo socda uu gaaro Guriceel.
HOOS KA DAAWO