Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Soomaalida oo si weyn uga murugootay Geerida Saxafiyadda Hodon Naaleeye. [Akhriso Taariikhdeeda]

    Soomaalida oo si weyn uga murugootay Geerida Saxafiyadda Hodon Naaleeye. [Akhriso Taariikhdeeda]

    July 13, 2019Updated:July 13, 20193 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa si weyn loo hadal hayaa geerida saxafiyadii caanka ahayd ee Hodon Axmed Siciid (Hodon Naaleeye) oo iyada iyo saygeeda ay ka mid ahaayeen dadkii lagu dilay weerarkii argagisixiso ee magaalada Kismaayo.

    Baraha bulshada ee Soomaalidu ku xiriirto ayaa waxaa qabsaday tacsida iyo murugada geerida ku timid Hodan Naaleeye oo ahayd qof u go’day horumarinta dalkeeda iyo dadkeeda, isla markaana ku howlaneyd inay abuurto rajo iyadoo aamisan dalkeeda, waxaana kumanaan farriimood oo tacsi ah iyo sawiradeeda lagu wadaagay baraha bulshada.

    Hodon ayaa ku dhalatay Somaliya sanadkii 1976, iyadoo ka mid ahyad qoys ka kooban yahay afar wiil iyo toddobo gabdhood. Sannadkii 1984-tii ayay iyada iyo qoyskeeda u soo haajireen dalka Kanada, gaar ahaan magaalada Edmonton, Alberta ka hor inta ay usoo wareegin magaalada Toronto sannadkii 1992-dii.

    Naaleeye waxay waxbarshada dugsiga sare kaga baxaday Machadka West Humber halka heerkeeda koowaad ee Jaamacadda ay ka soo qalin jabisay Jaamacadda Windosor. Waxay sidoo kale shahaado dheeri ah ka qaadatay kuliyadda Saxaafadda.

    Allaha u naxariistee Hodan waxey ifka kaga tagtay 2 wiil oo aan midkoodna gaarin 15 sano. Muddo waxey ahayd Single Mother da’ yar ama hooyo kellinimo kunool lakin markii dambe waxey isguursadeen seyga hadda qabay ee Fariid Jaamac.

    Hodan waxay dalka Canada ka aasaasay Telefishanka Integration oo ay ku baahin jirtay muuqaaladda horumarka dadka Soomaaliyeed, iyadoo isaga gooshtay gobollada Soomaaliya intooda badan.

    Allaha u naxariistee Hodon Naaleeye waxay lahayd Khibrad shaqo oo gaareysa 13 sano ah, waxayna hore uga soo shaqeysay telefishan iyo raadiye oo soo saare ay ka ahayd barnaamijyo dhawr ah oo ka baxay telefishanno kala duwan. Waxa ay sidoo kale madax ka soo noqotay Ha’yadda Isdhex galka Dhaqamada.

    Inta aysan dhiman ka hor iyada oo ka hadlayeeyso meel xaflad ah ayaa Hodan waxa ka hadhashay waxay jeclaan lahayd in lagu xusuusto, waxayna tiri: “Aniga u jeedkeygu ma ahan in aan caan noqdo oo aan lacag sameeyo ee u jeedkaygu wuxuu yahay maxaad ka tageysa markaad dhimato oo ay dadku kuugu xusuusanayaan, marka inshaallah haddii ay dadku igu xusuustaan in aan ahay qof markasta jecel in dadka Soomaaliyeed ay noqdaan dad walaalo ah oo fahmi kara muhiimaadda waddankeena uu leeyahay”.

    Hodan waxay ka mid ahayd, dadka naadirka ah ee Soomaalida ah, ee mar walbo dhanka wanaagga wax ka eega, arrintaas oo in badan ay dad badan ka xusuusnaan doonaan. Allaha u naxariistee Waxay ifka kaga tagtay laba wiil, waxaana naxdin leh inuu la dhintay saygeeda Farriin Jaamac oo ahaa ganacsade iyo wasiir hore oo maamulka Jubbaland ka tirsan.

    Geerida Hodon Naleeye Hodon Naleye Kismayo Top Weerarkii Kismaayo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAxmed Madoobe oo War cusub kasoo saaray Weerarkii Alshabaab ee Kismaayo. [Akhriso]
    Next Article Burbur xoog leh oo gaaray Hotelkii la weerarray ee magaalada Kismaayo [Daawo Sawirradii ugu horeeyay]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo